25/06/2025
๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ง โ ๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐ข ๐๐ก!
Maanta waa maalintii calanka Soomaaliyeed si xor ah loogu taagay Hargeysa 1960-kii, markaasoo Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya xorriyaddooda ka heleen gumeystihii Ingiriiska.
Waa maalin xusuus mudan oo ka turjumeysa geesinimada halyeyadii naftooda u huray dalkooda iyo dadkooda.
๐ธ๐ด Calankeenna buluugga ah iyo xiddigteennu waxay astaan u yihiin riyo xor ah iyo midnimo Soomaaliyeed.
Aan is xasuusino qiimaha xornimada, oo aan u midowno dhisidda mustaqbal ifaya.
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐ฎ๐ฒ-๐ธ๐ฎ ๐๐๐๐ป โ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ซ๐ผ๐ฟ๐ฟ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ