Cumar dhamac1

  • Home
  • Cumar dhamac1

Cumar dhamac1 اتق الله حيثما كنت 🙏 Ilaahay ka cabso meel walba oo aad joogtid yes
(1)

29/07/2025

Hadii gabadhan naanays ubixi lagu yidhaahdo maxaad uga dhigi lahayd naanays?
Cumar dhamac1

Hanbalyo Walaalkey deeq abdisamad (diyaar) iyo marwadiisaNimco Ilaahay ha idinka dhigo kuwii isku waara ubad kharlwhna k...
29/07/2025

Hanbalyo Walaalkey deeq abdisamad (diyaar) iyo marwadiisaNimco
Ilaahay ha idinka dhigo kuwii isku waara ubad kharlwhna kala hela.
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo.
Dek Abdisamed

Deegaanka soomaalida iyo maanta....Dad waxay u ooyayaan maxaan Degmo,Gobal iyo Ismaamul u heli waynay.Halka dadna ay gur...
28/07/2025

Deegaanka soomaalida iyo maanta....
Dad waxay u ooyayaan maxaan Degmo,Gobal iyo Ismaamul u heli waynay.
Halka dadna ay guri ay dhaxamaha ka galaan waxay cunaan iyo waxay cabaan la'yihiin.
Ilaahayow umadaada ugargaar...
Nin kasta oo xil umadda uqabtaa wuxuu kufaanaa markuu xilka ka tago wax qabadkiisii mudadii uu xilka hayay,wuxuuna sheekada ka bilaabaa,Waxaan dhisay wadooyin laydhbaan meel hebla gaadhsiiyay iyo mashruucyo horumarineed ayaan dalka gaadhsiiyay,bal maxaa u diiday intuu masaakiin gaajaysan quudiyo inuu inuu kufaano masaakiin baan quudin jiray inta aan aakhiro lagaadhin aduun ayuuba sumcad ku noolaan lahaa masuulkaasi e?..
Deegaanka soomaalida dadka aan haysan hooy ay galaan iyo wax ay cunaan ee ku tabaalaysan dariiqyada way kooban yihiin waana faro kutiris,hadii loo dhaqaaqo in ay helaan hooy,caafimaad iyo waxbarasho si ay ula mid noqdaan bulshada kale walaahi inaysan qaadateen bil kabadan dajintoodu...

Waxaan inbadan maqalnaa ''Darbi jiif''Ma is waydiisay darbi jiifku xagee ayuu kayimid,Ma shisheeyaa mise waa sokeeye,Ma dad caadi ahbaa,ma dad inaga duwanbaa mise waa innaga oo kale...
Anigaa kuu haya jawaabta darbi jiifku waa dad inala mid ah waa ina hebel hebel iyo hebla hebel oo duruuftu ka adkaatay dadkoodiina gabeen ama ay dulmi ugaysteen kadibna kasoo fogaadeen...
Fariintayda waxaan kusoo koobayaa
Masaakiinta iyo dadka ducafada ah aan u naxariisano markaas ayuu ilaahayna inoo naxariisan qof walabana wuxuu rabo uu heli e.
Wapilaahi towfiiq
Cumar dhamac1

28/07/2025

WAATA JAWAABTII ABWAAN CABDI BAAG,ABWAAN MUXIYADIIN SHAAHID TAKHAL.
Cumar dhamac1

HALGAN DHABA AYUU AHAA NINKII KU NAFWAAYAY KANA MID AHAA GEESIYAASHA JWXO WAA SHAHIID MA ISKU RAACNAY?Cumar dhamac1
28/07/2025

HALGAN DHABA AYUU AHAA NINKII KU NAFWAAYAY KANA MID AHAA GEESIYAASHA JWXO WAA SHAHIID MA ISKU RAACNAY?
Cumar dhamac1

26/07/2025

Gabay cajiib aha Abwaan cabdi baag oo fariin u diray abwaan muxiyadiin shaahid.
Follow Cumar dhamac1

25/07/2025

Adaa qooqanaaye qusheeda k*k war ninkan waa legend Gobolkee kasoo jeedaa?
Cumar dhamac1

23/07/2025

Geesinimadu waamaxay?
Cumar dhamac1

22/07/2025

Dhaantadani amaan miyaa mise waa aflagaado gabadha dhalaalaysa ma barafbaa?
Cumar dhamac1

19/07/2025

Calankan wuxuu kamid yahay calamada aduunka ugu quruxda badan kaalinteed galin lahayd adigu?
Cumar dhamac1

19/07/2025

Erayga (Garwaanlayn) macnihiisa yaa iisheegi kara?
Cumar dhamac1

Address


Telephone

+252905265168

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cumar dhamac1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cumar dhamac1:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share