Abdisalam Gabobe

Abdisalam Gabobe Ganacsi|Dhaqaale|Hal'abuur|Teknoolajiyad. Creativity|Tech|Business|Climate Finance.

Jimce WanaagsanJimcaha maxaa kuu jadwal ah ama rootiin?
21/08/2026

Jimce Wanaagsan
Jimcaha maxaa kuu jadwal ah ama rootiin?

20/08/2026

Su'aal Foosto ah oo Mar La Igu Soo Riixay

Tabobarka Curinta iyo Hal'abuurka ayaa aan siiyey dhallinyaro ka socoto Follow ship ka CEO CenterTabobarka ayaa dhalliny...
18/08/2026

Tabobarka Curinta iyo Hal'abuurka ayaa aan siiyey dhallinyaro ka socoto Follow ship ka CEO Center
Tabobarka ayaa dhallinyarada ka korodhsatay xirfadaha curinta, Hal'abuurka iyo doorka Curintu ku leedahay nolosha maalinlaha ah.

"Waa in aad ogaato hibooyinka qof ahaan kugu ladhan ee  aad leedahay. Hibadaada lafteed si aad u garatana, sida ugu  fud...
18/08/2026

"Waa in aad ogaato hibooyinka qof ahaan kugu ladhan ee aad leedahay. Hibadaada lafteed si aad u garatana, sida ugu fudud ee loo xaqiiqsadaa waa in aad si gaar ah isha ugu hayso, shaqada aanad ka daallin, adoo caajisan qaban karto, sida oo kalena dheef adiga oo aan ka helayn aad fulin karto.

Shaqooyinka astaamahaas leh ayey ku dhex jirtaa hibada aad leedahay iyo waxa aad ku wanaagsan tahay in aad qabato." Buugga Fanka Curinta
Ka dalbo HEMA Books

17/08/2026

Buugga Guusha Gabadha iyo Caawa Gabiley
Ha laga qaybgalo

16/08/2026

Caawa Boorama ha ka qaybgalaan Buugga Guusha Gabadha

16/08/2026

Bandhigga Buugga Guusha Gabadha iyo Hargeisa

Jimce WanaagsanRabbiga weyni waalidkeen  inta dhimatay ha u naxariisto inta noolna caafimaad iyo cimri dherer ha siiyo  ...
14/08/2026

Jimce Wanaagsan
Rabbiga weyni waalidkeen inta dhimatay ha u naxariisto inta noolna caafimaad iyo cimri dherer ha siiyo

Cali Faatax Qoraaga Buugga Guusha Gabadha iyo Sawda Qaalib ku soo dhawaada Hargeisa.Bandhigga Buugga iyo Maansoor HotelT...
13/08/2026

Cali Faatax Qoraaga Buugga Guusha Gabadha iyo Sawda Qaalib ku soo dhawaada Hargeisa.
Bandhigga Buugga iyo Maansoor Hotel
Tigidhadana ka qaata IQRA BOOKS

12/08/2026

Bandhigga Buugga Guusha Gabadha iyo Maansoor Hotel

Address

Dubai, UAE
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdisalam Gabobe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdisalam Gabobe:

Shortcuts

Share