Dirane TV

Dirane TV Dirane TV , waa Diranaha Dadwaynaha, waa Telefishan u taagan ka shaqaynta arrimaha Bulshada.

19/04/2026

Ma jirtay Dalal Somaliland doonayay inay aqoonsadan ka hor wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaliya oo uu wada-hadalkasi baajiyay sida uu sheegay Wasiirki h**e ee arrimaha dibada Turkigu?

Weriye Luqmaan Maxamed Faarax.

19/04/2026

"Madaxweyne Muuse talada Qaranka meel adagbu ugu jira, Xinif-na arbicinkibu ku jira." Wasir h**e Cabdinasir Buuni.

Dirane TV.

19/04/2026
19/04/2026
17/04/2026

La soco Caawa 8:30 fiidnimo Waraysi uu Dirane TV la yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X. Xasan.

Ku dhawaad 30 su’aalood ayaanu ku waydiinay Barnaamijka.

17/04/2026

“Muqdisho Oo Somaliland Ka Hadlaysa, Iyadoo Khayraadkeedu Gacmo Shisheeye Ku Jiraan.

Waxa la yaab leh in xukuumaddan Muqdisho oo maalmaheedu kooban yihiin, isla markaana xitaa magaaladii ay sheeganayso aan si buuxda u maamulin, maamul-goboleedyadiina kala irdhoobeen, ay maanta ku mashquulsan tahay cambaareynta Danjiraha Israel ee loo magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland.

Intii aad Somaliland samaheeda ku mashquuli lahaydeen, kolay garaad idinku ma ogine bal ka hadla khayraadkiina ay shisheeyuhu guranayaan, wakhti dadkiinu la tacaalayo xaalado adag, colaado joogto ah, bi'iwaayee umaddiina u tudha. Somaliland waa dal la aqoonsan yahay taas ku biyo caba.

Sida hoos ku cad ganacsigii Turkey iyo Somalia 10kii sano ee u dambeeyay, Turkey iyo Somalia oo dhowr milyan ku bilaabmay, hadda waxa uu gaadhay ku dhowaad 400M, si cad hal dhinac ugu janjeedha, faa’iidada badankeedna Turkey ayay u dhacdaa.

Xukuumada taagta daran ee Muqdisho waxay si cad ugu sii durkaysaa jihada isticmaar dahsoon.” Amb. Baashe Cawil.

17/04/2026
17/04/2026

5 Milyan oo jeer ayaa la download garaystay app-ka Waafi macnaha la degay, Tani waa guulwayn oo adeega Waafi uu gaadhay, qof Soomali ah oo aan isticmaalin Wuu yar yahay.

Adigu ma ka mid tahay Dadka isticmaala?

17/04/2026

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kaah oo Gudoomiye Maxamuud Xaashi magacabay.

Deeqa Dayib Muuse.

Address

Sheikh Zayed Road
Dubai
25314

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dirane TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share