Somali Pacific TV

Somali Pacific TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Pacific TV, TV Channel, 45 Colebard Street W, Acacia Ridge, Melbourne.

Bilingual News | Interviews | Podcasts | Storytelling

Somali Pacific TV is a global media platform connecting Somali communities in Australia, New Zealand, the Pacific Ocean region, and around the world.

13/09/2026
10/09/2026

Mohammed Zayara & Ibraahim BA oo Kullan gaar ah kula yeeshay magaaladda Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka & Dalxiiska Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud

Waxaa diyaariyay Wariye
Maxamuud Filibiin

03/09/2026

Waraysi aan la yeelanay Nuredin Omer Madaxa MasterRemit

02/09/2026

Codka Hooyooyinka Somaliyeed

01/09/2026

Sayidka Somalida Brisbane oo ka hadlay xaalada somalida ku dhaqan Gobalka Queensland

01/09/2026

Brisbane ayaa looga dabaaldegay 42-sano guuradii Jabhadda wadaniga xuraynta Ogaadeeniya.

30/08/2026

Jaaliyada somaliyeed ee Gobalka Queensland ayaa xalfad soo dhawayn ah u samaysay Xildhibaan Muuse Sheeq Cumar oo soo gaaray Dalka Australia.

29/08/2026

Codka Hooyoyinka Somaliyeed

26/08/2026

Codka Hooyooyinka somaliyeed

25/08/2026

BRISBANE AUSTRALIA
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Queensland ayaa magaalada Brisbane si diirran ugu soo dhaweysay Xildhibaan Muse Sheekh Cumar, Guddoomiyaha Xisbiga Daryeel Qaran.

Xildhibaanka ayaa la filayaa inuu kulamo la qaato bulshada Soomaaliyeed qaybaheeda kala ee ku dhaqan Brisbane.

Kadib, Xildhibaan Muse Sheekh Cumar wuxuu magaalada Brisbane kaga qeyb geli doonaa Shirweynaha Somali Global Diaspora, oo ay ka qeybgalayaan Soomaali ka kala timid meelo badan oo dunida ah.

Address

45 Colebard Street W, Acacia Ridge
Melbourne, VIC
4110

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Pacific TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Pacific TV:

Shortcuts

Share