Somali Pacific TV

Somali Pacific TV Somali Pacific TV is an independent media platform connecting and empowering Somali communities across Australia, New Zealand, and around the world.

01/11/2025
Roobab iyo duufaano xooggan oo ku dhuftay gobolka Victoria ee Australia ayaa sababay in kumannaan qof ay ku dhacdo koron...
26/10/2025

Roobab iyo duufaano xooggan oo ku dhuftay gobolka Victoria ee Australia ayaa sababay in kumannaan qof ay ku dhacdo koronto la’aan, iyadoo dabaylo xoog leh iyo roobab culus ay dumiyeen geedo & xarumo koronto

Faahfaahin Kooban:

Goobaha ugu daran: Magaalada Melbourne iyo agagaarkeeda ayaa si gaar ah ay arrinkan u saameesay.

Korontada oo go’day: Shirkadda korontada ee AusNet Services ayaa sheegtay in tobanaan kun oo guryo ah ay koronto la’aan yihiin.

Dhibaatooyin kale: Geedo dhacay ayaa xannibay waddooyin, halka meelo kale ay biyo fariisteen.

Digniin: Hay’adda cimilada ee Bureau of Meteorology ayaa sii wadday digniino ku saabsan roobab iyo duufaano kale oo la filayo saacadaha soo socda ay ka dhici karaan Gobalka Victoria.

16/10/2025

Muuqaal naxdin leh ayaa muujinaya haweeney lagu tooriyey bartamaha magaaladda Melbourne ee dalka Australia.

15/10/2025
14/10/2025

Guddoomiyaha Jaaliyadda soomaaliyeed Mudane Abdirahman karuur ayaa hadal qiimo leh ka jeediyay xafladdii lagu daahfurayay xafiiska cusub ee Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia

13/10/2025

Waxaa magaaladda Melbourne ee dalka Australia lagu qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu daah-furay xafiiska Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia.

Warbixinta waxaa diyaariyay Ibraahim BA

12/10/2025
Sawiro: Daah-furka Xafiiska Jaaliyadda Puntland ee dalka AustraliaDhawaan filo muuqaalka daahurka xafiiska.
12/10/2025

Sawiro: Daah-furka Xafiiska Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia

Dhawaan filo muuqaalka daahurka xafiiska.

26/09/2025

Halkan ka daawo Wareysi gaar ah oo lala yeeshay Nuradiin Shamcuun oo ah Asaasaha & madaxa shirkadda xawaaladda MasterRemit

16/09/2025

Magaalada Melbourne waxaa lagu qabtay munaasabad soo dhaweyn iyo casho sharaf iskugu jirtay oo loo sameeyey Xildhibaan Xasan Yuusuf Majabe, Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada Puntland.

Magaalada Melbourne waxaa lagu qabtay munaasabad soo dhaweyn iyo casho sharaf iskugu jirtay oo loo sameeyey Xildhibaan X...
15/09/2025

Magaalada Melbourne waxaa lagu qabtay munaasabad soo dhaweyn iyo casho sharaf iskugu jirtay oo loo sameeyey Xildhibaan Xasan Yuusuf Majabe, Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada Puntland.

Weerar mardhow ay Yahuuda ku qaadeen dalka Qatar ☠️
09/09/2025

Weerar mardhow ay Yahuuda ku qaadeen dalka Qatar ☠️

Address

Melbourne, VIC

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Pacific TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Pacific TV:

Share