Yool Bulsho Organization

Yool Bulsho Organization Ushaqayn shacab
Ugar gaarid dan yar

Dhammaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Fidr...
19/03/2026

Dhammaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Fidriga.

๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง.

Maalinta 30-aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan, oo ah maalinta ugu dambeysa, Ururka Yool Bulsho wuxuu si guul leh u qab...
19/03/2026

Maalinta 30-aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan, oo ah maalinta ugu dambeysa, Ururka Yool Bulsho wuxuu si guul leh u qabtay barnaamij kheyriga ah oo lagu afurinayay dadkeenna danyarta ah.

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaynaa dhammaan intii wax ku biirisay, kuwa sadaqadooda bixiyay, iyo howl-wadeenada ururka ee dadaalka badan muujiyay,adinkaa sabab u ah farxadda maanta la wadaagay.

Eebbe ha idinka abaal mariyo kheyr badan, hana idinka aqbalo camalkiinna suuban.

Ramadaan Kariim!

Maalinta 29-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta da...
19/03/2026

Maalinta 29-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta dadkeenna danyarta ah.

Ramadaan Kariim!

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ Tartan aqooneedka ๐˜๐จ๐จ๐ฅ ๐–๐ž๐ฒ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ayaa si guul leh ku soo dhammaaday, iyadoo ay hanatay kaalinta koowaad ๐’๐ก๐ฎ...
19/03/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ

Tartan aqooneedka ๐˜๐จ๐จ๐ฅ ๐–๐ž๐ฒ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ayaa si guul leh ku soo dhammaaday, iyadoo ay hanatay kaalinta koowaad ๐’๐ก๐ฎ๐ค๐ซ๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚/๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข oo muujisay dadaal, aqoon iyo karti sare.

๐’๐ก๐ฎ๐ค๐ซ๐ข waxay noqotay tusaale ku dayasho mudan oo muujinaya in dadaal iyo feejignaan lagu gaari karo guul weyn.

Intii uu tartanku socday, waxaa si toos ah loogala socday barta ๐๐š๐ซ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐ฅ-๐๐š๐š๐ง๐ข oo ahayd halka lagu qabtay laguna baahinayay tartanka.

Hambalyo Shukri, guushaada ha sii socoto!

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐—๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ๐Ÿ. ๐Š๐ก๐š๐๐ข๐ข๐ฃ๐จ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง[๐Ÿ–]  ๐•๐’ ๐’๐ก๐ฎ๐ค๐ซ๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ [๐Ÿ—]๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ฎ๐ค๐ซ๐ข ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐˜๐Ž๐Ž๐‹-๐–๐„๐˜๐ƒ...
19/03/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐—๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ

๐Ÿ. ๐Š๐ก๐š๐๐ข๐ข๐ฃ๐จ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง[๐Ÿ–] ๐•๐’ ๐’๐ก๐ฎ๐ค๐ซ๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ [๐Ÿ—]

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ฎ๐ค๐ซ๐ข ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐˜๐Ž๐Ž๐‹-๐–๐„๐˜๐ƒ๐ˆ๐ˆ๐Œ๐Ž ๐ž๐ž ๐›๐ฌ๐ข๐ก๐š ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐ข๐ข  ๐๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ || ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐š ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐€๐€๐ˆ๐’๐‡๐€ ๐“๐€๐‡๐‹๐ˆ๐ˆ๐‹ [๐Ÿ’] ๐•๐’ ๐’๐‡๐”๐Š๐‘๐ˆ ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ [๐Ÿ๐Ÿ]๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐š ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š   | ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ...
17/03/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐ข๐ข ๐๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ || ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐š ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š

๐‚๐€๐€๐ˆ๐’๐‡๐€ ๐“๐€๐‡๐‹๐ˆ๐ˆ๐‹ [๐Ÿ’] ๐•๐’ ๐’๐‡๐”๐Š๐‘๐ˆ ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ [๐Ÿ๐Ÿ]

๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐š ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š | ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐.

๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐ข๐ข ๐—๐š๐ฅ๐š๐ฒ  || ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐š ๐’๐„๐Œ๐ˆ-๐…๐ˆ๐๐€๐‹๐Š๐€๐Š๐‡๐€๐ƒ๐ˆ๐ˆ๐‰๐Ž ๐—๐”๐’๐„๐„๐ [๐Ÿ‘] ๐•๐’ ๐€๐๐”๐”๐Š๐€๐‘ ๐‚๐”๐’๐Œ๐€๐€๐ [๐ŸŽ]๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐š ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š   | ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐Ÿ๐š...
17/03/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐ข๐ข ๐—๐š๐ฅ๐š๐ฒ || ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐š ๐’๐„๐Œ๐ˆ-๐…๐ˆ๐๐€๐‹๐Š๐€

๐Š๐‡๐€๐ƒ๐ˆ๐ˆ๐‰๐Ž ๐—๐”๐’๐„๐„๐ [๐Ÿ‘] ๐•๐’ ๐€๐๐”๐”๐Š๐€๐‘ ๐‚๐”๐’๐Œ๐€๐€๐ [๐ŸŽ]

๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐š ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š | ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐.

Maalinta 27-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta da...
17/03/2026

Maalinta 27-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta dadkeenna danyarta ah.

Ramadaan Kariim!

Maalinta 26-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta da...
16/03/2026

Maalinta 26-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta dadkeenna danyarta ah.

Ramadaan Kariim!

Maalinta 25-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta da...
15/03/2026

Maalinta 25-aad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan, Ururka Yool Bulsho ayaa sameeyay barnaamijka kheyriga ah ee afurinta dadkeenna danyarta ah.

Ramadaan Kariim!

Address

Sarajevo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yool Bulsho Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share