GOR GOR MEDIA

GOR GOR MEDIA markay dani meeday tidhi
maxaan talo meel ka deyey
markaay dani maaha tidhi
weydiiyey qof meel ka dey

31/08/2025

Kani aroos waa dhaafay 😆

30/08/2025

Baroor jeclo 😭 Firdhiyooow wayneeey 🤣🤣

23/08/2025

Halkan uga wac hadii jacaylkaga ama saaxiibtaa thy Ciise muuse 🫶🤣

23/08/2025

Waliba maalinka Qalin-jabintada iyo Maalinka meherkaga wx ka mirqaan wacan 🌱😅😅

23/08/2025

Waa xaqiiq marka si loo eego amniga caasimada maayarka ayaa masuuliyadeeda leh

23/08/2025

Reer burco iyo Madaxwayne Cirro 🤣🤣

14/08/2025

Bosaaso magaallo soomaliyeed 😆

14/08/2025

Nasab maaha ruuxii hablaha nacab u haystaa
Ninba maaha ninkii aan cisayn naaskii uu jaqay.

23/07/2025

Qadiyada Dhalinyarada Jsl oo daciiftay intii xukuumada cusubi dhalatay.

Waxa la arkayaa dhalinyar markii h**e qadiyada somaliland iyo jiritaankeedu ku waynayd oo imika qadiyadoodudu hoos u dhacaday, lamana yaqaan sababta ka danbayasa.

Hadaba waxa is waydiin le ma qorshe hoose ayaa jira oo la doonayo in lagu dafiiciyo qadiyada Madaxbanaanida Dowladeed ee Jsl ee Shacabku aaminsnaayeen tan iyo maalinkii lagu dhawaaqay Lasoo noqoshada madaxbanaanida Dowladeed ee Somaliland.

23/07/2025

Daal badanbaa ka muuqda xukuumafa 7-bilood jirta.

Waxa sidaa yidhi afhayeenka Xisbiga muhaaradka ah ee KAAH.

23/07/2025

Tabashooyinka Beelaha Galbeedka Somaliland dega oo soo noqnoqonaya Tan iyo iyo maalinkii xukuumada Xisbiga wadani Dalka qabsatay.

“Ruushka wuxuu qorsheynayaa weerarro culus oo ka dhan ah Ukraine, gaar ahaan xarumaha korontada iyo nukliyeerka. Waddank...
15/06/2025

“Ruushka wuxuu qorsheynayaa weerarro culus oo ka dhan ah Ukraine, gaar ahaan xarumaha korontada iyo nukliyeerka. Waddanku wuxuu wajahayaa khatar weyn.”

Madaxweyne Zelenskyy Ayaa Sidii Yidhi..😅😅

Adres

Boom

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer GOR GOR MEDIA nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen