Som post

Som post social media agent

09/15/2026

WAR DEG DEG AH KULAN QARSOODI AH

09/15/2026

SUCUUDIGA OO KU DHACAY DABINKII UU MARAYKANKU LA RABAY🇸🇦🇺🇸

Madaxweyne Cirro: “Soomaali waa walaalaheen, balse Muqdisho ayaa kala qaybinaysaMadaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Ma...
09/15/2026

Madaxweyne Cirro: “Soomaali waa walaalaheen, balse Muqdisho ayaa kala qaybinaysa

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay Soomaalida u aragto walaalo, isla markaana ay la jeceshahay nabad iyo dowladnimo.
Cirro ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee Muqdisho inay dadka Soomaaliyeed kala qaybiso halkii ay mideyn lahayd, isaga oo tusaale u soo qaatay weerarrada iyo khilaafaadka ka dhacay Baydhaba, Puntland iyo Jubbaland

Waxa uu sheegay in ay suuragal tahay in Somaliland ay iyaduna wajahdo tallaabo la mid ah.

Israil Somaliland umay aqoonsan Samafal ahaan balse waxay u aqoonsatay Go,aan siyaasi ah Dano istaraatiiji waana Go,aan ...
09/14/2026

Israil Somaliland umay aqoonsan Samafal ahaan balse waxay u aqoonsatay Go,aan siyaasi ah Dano istaraatiiji waana Go,aan sax ah

09/14/2026

RAGA MAALIN WALBA XAASASKOODA NA HOR WADHFIYA HA NAGA DAYAAN

SADIIQ FAARAX HAYBE

09/14/2026

SUCUUDIGA OO ISRAIL KA CODSADAY INAY KA DIFAACDO XUUTIYIINTA

Danjiraha Turkiga oo Soomaaliya ka tegay ayaa sheegay in Soomaaliya ay meel gaar ah kaga jirto qalbiga iyo siyaasadda Tu...
09/14/2026

Danjiraha Turkiga oo Soomaaliya ka tegay ayaa sheegay in Soomaaliya ay meel gaar ah kaga jirto qalbiga iyo siyaasadda Turkiga. Wuxuu xusay in qoysaska iyo carruurta Turkiga ay Soomaaliya ka qaybqaateen hawlo bani’aadannimo, waxna ku barteen carruurta Soomaaliyeed, isagoo sheegay inay mar walba dareemi jireen inay dalkooda hooyo joogaan.

Sucuudiga ooDigniin Adag kasoo saaray in la beegsado dalalka KhaliijkaBoqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa walaac ka muuji...
09/14/2026

Sucuudiga ooDigniin Adag kasoo saaray in la beegsado dalalka Khaliijka

Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa walaac ka muujisay xiisadda sii kordheysa ee gobolka, iyadoo sheegtay in aan la aqbali doonin wax tallaabo ah oo lagu waxyeelleynayo ammaanka iyo madaxbannaanida dhulkeeda.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sucuudiga ayaa sheegay in kororka xiisadaha gobolka uu halis u yahay inuu ballaariyo baaxadda dagaalka iyo iska horimaadyada.

Wuxuu sidoo kale caddeeyay in dalalka Khaliijku aysan aqbali doonin in dhulkooda loo bartilmaameedsado sabab kasta oo loo soo qaato marmarsiiyo, isagoo ku baaqay in la ilaaliyo amniga iyo xasilloonida gobolka

GEERIDA HADIYA MAXAMED OO MURUGO REEBTAYHadiya Maxamed, oo ahayd gabar Soomaaliyeed oo da’yar, ayaa ku geeriyootay ka di...
09/14/2026

GEERIDA HADIYA MAXAMED OO MURUGO REEBTAY

Hadiya Maxamed, oo ahayd gabar Soomaaliyeed oo da’yar, ayaa ku geeriyootay ka dib markii ay iska soo tuurtay dabaq ku yaala magaalada Addis Ababa, dhacadadan ayaa dhacday ka dhacday xaafadda Bole xilli habeen ah

Sababta keentay dhacdada ayaan weli si rasmi ah loo xaqiijin, waxaana jira warar aan la hubin oo sheegaya in Hadiya ay la kulantay cadaadis dhinaca qoyskeeda ah.
Hadiya ayaa maanta lagu aasay Addis Ababa, iyadoo geerideedu murugo weyn ku reebtay qoyskeeda, ehelkeeda iyo bulshada Soomaaliyeed

Alle ha u naxariisto Hadiya Maxamed, qoyskeeda iyo ehelkeedana samir iyo iimaan haka siiyo. 🤲💔

09/13/2026

DEG DEG XUTUYIINTA OO GACANTA KU DHIGAY DOOXADII

Address

Lange Kongostraat 43
Apple Valley, MN
2060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Som post:

Shortcuts

Share