Gallibaax media

Gallibaax media Contactgegevens, kaart en routebeschrijving, contactformulier, openingstijden, diensten, beoordelingen, foto's, video's en aankondigingen van Gallibaax media, Media-/nieuwsbedrijf, Geel.

gallibaax waa degmada kaliya ee dhalinteeda iyo duqeydeedu isku xiran yihiin dadkeedune is taakuleeyaan iska war qabaan qoysba qoyska kale ka war hayo weligeedna sidaa ayay ahaan INSHA ALLAH
Marka damaca kheyrka yahay duni dhan maare adna maaha dib ugur

12/08/2026

Taliye sre
Iyo abwaan Mahdi Juuni iyo masuuliyin kale oo badan
Oo isugu yimad kulan xog waraysi ahaaa
Gallibaax media
#

fans

10/08/2026

DEG DEG: Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ka dib doorashadii maanta dhacday, waxaana uu helay 142-codka, halka Xildhibaan Cabdulqaadir Cumar Macallin (Daada) oo la tartamayey uu helay 30-cod.

10/08/2026

KABAX Guddomiyaha dhaarta u dhiman tahay.

05/08/2026

Siciid Deni oo go'doonsanaa neefta ninka u diiday, Asad Diyaano sooma ahan?
fans

05/08/2026

Gabar Careesan Oo Duq magaalo ku heshay Meel ey Uga aargoosan karto

05/08/2026

Alaha unaxariisto

04/08/2026

Lataliyaha madaxwaynaha dalka ahna musharax xil Mako Mohamud Muse
Guul iyo gobanimo
Way soo socdaan Malmihii wacnaa
Iyo metalaad dhab ah
fans Gallibaax media

01/08/2026

#8 jul 2021
Xiligaas Musharax xil Mako Mohamud Muse
Waxaaa cadaalad daro wayne kula kacay oo qiyaanay madax iyo odayaal intaba

Sanadkaan 2026
Dhamaan bulshada ku nool deganadaas qaybahooda kala duwan iyo
waxa ay diyaar uyihiin inay garab istaagaan msharaxa kursiga hop 064
Mushrax xil
Oo ka wax qabad fiicanaatay kuwii kursiga ku fadhiyay mudo 8 sano ka badan
Gallibaax media

01/08/2026
31/07/2026

Mudane madaxwayneHassan Sheikh Mohamud :Dalxoreeye guulayso
Melaad marag leh
Soomaaliya ha nolato

Adres

Geel

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Gallibaax media nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Snelkoppelingen

Delen