Mohamed Shurie Nur

Mohamed Shurie Nur The director of Media and public relations of the presidency of Hirshabeelle.

07/24/2025

Maama Maryan Taqal iyo Maama Ugaaso oo waxtar u leh Qarankan oo la-kulmay madaxweynahooda.

07/24/2025

Madaxweynaya Hirshabeelle oo maanta safar shaqo ku yimid caasimadda ummadda Soomaaliyeed.

07/23/2025

Ku-simaha Madaxa Hay’adda Unicef Naser Sayid iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe.

07/23/2025

Qado-sharaf lagu maamuusay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qeybta 27-aad G/Dhexe Maxamed Amiin, Garsoore, G/le Maxamed Samoow Ibraahim iyo Ku-xigeenka xeer-ilaaliyaha Guud ee Ciidamada qalabka sida Dhamme Xasan Tarsad oo maalmihii dambe howlo shaqo u joogay magaalada Jowhar.

07/23/2025

Taliyaha Saldhigga Booliska magaalada Jowhar G/sare Bashiir Xalfooy iyo qaar ka mid saraakiisha amniga Hirka gacanta ku heyso.

07/23/2025

Mid ka mid ah Hay’addaha Qaramada Midoobe iyo magaalada

07/23/2025

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo xarunta Madaxtooyadda ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Unicef.

07/23/2025

Xarunta Wasaaradda Qorsheynta ee Dowladda Hirshabeelle waxaa kulan kuwada qaatay masuuliyiinta ugu sareyso Hay’adda Unicef iyo Wasaaraddaha wada-shaqeynta la leh.

07/23/2025

Madaxda UNICEF oo kormeeray Isbitaalka Guud ee magaalada .

HAMBALYO: Chef Nasra Abtidoon oo ugu dambeyn ka miro-dhalisay dadaalkeedii Jaamacaddeed. Soomaaliya dunida kula tartami ...
07/23/2025

HAMBALYO: Chef Nasra Abtidoon oo ugu dambeyn ka miro-dhalisay dadaalkeedii Jaamacaddeed. Soomaaliya dunida kula tartami doonto cuntadeeda.

07/23/2025

Wafdi sare oo ka socda UNICEF oo maanta soo gaaray magaalada Jowhar. Ugu horeyn waxay u kuurgaleen xarunta caafimaad ee Kulmis oo loogu adeego Hooyadda iyo Dhallaanka.

07/21/2025

Wasiirka Amniga Dowladda Hirshabeelle iyo Duqa magaalada Jowhar oo galabta ku casiryeeyay caasimada Dowladda Hirshabeelle taas oo ka turjumeyso nabadda.

Address

Edmonton, AB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Shurie Nur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Shurie Nur:

Share