Zakarie Olad

Zakarie Olad Zakarie is a finance professional with track record of influencing decisions through clear exhibition

January 2025, sannad kale Iyo hiraal kale. 🎯Zakarie Olad
01/29/2025

January 2025, sannad kale Iyo hiraal kale. 🎯

Zakarie Olad

Salaam, Jumca, 25 Oct 2024. Waxa aan Tahniyad meher u dirayaa Saaxiibkay iyo Xildhibaankayga  Hon Ali Ahmed Ali iyo Duma...
10/25/2024

Salaam, Jumca, 25 Oct 2024.

Waxa aan Tahniyad meher u dirayaa Saaxiibkay iyo Xildhibaankayga Hon Ali Ahmed Ali iyo Dumaashiday Zainab A Warsame oo maanta Meherkoodu ka qabsoomay Laasacaanood.

Saaxiib reerka Alle ha idiin barakeeyo. Qoyskii dhisma ee dhaqma oo barakooba Alle ha idiinka yeelo. Awlaad saalix ah oo aad ifkana idinku anfaca aakhirana Idinku anfaca eebbe ha idin kala siiyo.

Waxaan idiinku ducaynayaa Ducadii rasuul ee ahayd
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Zakarie Olad

05 October 2024, Naxariistii Janno Alle haka waraabiyo Wasiir Dr. Cabdiraxmaan Cabdulle Cusmaan(Shuuke).Wasiirku wuxuu W...
10/05/2024

05 October 2024,

Naxariistii Janno Alle haka waraabiyo Wasiir Dr. Cabdiraxmaan Cabdulle Cusmaan(Shuuke).
Wasiirku wuxuu Waxbadan ka gaystay Dhisidaa waxbarashada dalka iyo Barbaarintii jiilal kala horeeyay oo waddanka soo maray.

Wuxuu ahaa Astaanta Hufnaanta iyo Xaq ahaanta Shaqa iyo Shaqaalaynta(meritocracy).
Wasiirku waa dadka faro ku tiriska aha hadaanuba kali ku ahayn ee Jaanib shaqo inta Hoos ka bilaabay illaa figta ka gaadhay.
Laga bilaabo macalin Dugsi Hoose illaa Wasiirka Waxbarashada ayuu soo noqday isaga oo aan hal jaranjaro ka boodin. Inta xilala waxbarasho laga qabto wasaaradda.

Waayadii danbena waxa uu ahaa Tiirarka ay ku taagnayd Xarunta PDRC oo ah xarun waxbada ku biirisay wax aqoonta iyo cilmi baadhista Soomalida.

Naxariisii Janno Allowsii, Danbigiisa Alloow dhaaf, Gadaashiisana hanna fitnayn.

Zakarie Olad

"Focused and ready for the next chapter”
10/01/2024

"Focused and ready for the next chapter”

09/26/2024

“Mooraal habaas yeeshay baan maydh is leeyahay”.

~Abdullahi Macallin Dhoodaan.

09/14/2024

Inaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Awoowe Barkhadle Diiriye Ciise Ilaahy naxariistii janno ha siiyo. Samir iyo iimaan buuxa Ilaahay ha inaga siiyo gaar ahaan qoyska reer diiriye Ciise.

Ninwayn oo ku suntanaa Cibaado iyo Kaalmaynta Bulshada ayaa inaga baxay Ilaahay qabriga ha u waasiciyo Martidii la aqbalana haka dhigo Janooyinkiisa sarsarena alle ha ku casuumo gadaashiisana Alle inama fitneeyo.

Aamiin.

Zakarie Olad

08/26/2024

Taariikhda dad baa u fekera, Dadna way qoraan kuwona waa lagu dul metelaa.

Kuwa aad ka mid noqonayso adiga ayay kuu taalaa.
The choice is yours.

Zakarie Olad

Address

Edmonton, AB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zakarie Olad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zakarie Olad:

Share