Ogadentoday.com

Ogadentoday.com The News and The Current sitution In Ogaden Region, Ethiopia Politics.

12/19/2024

Muuse Biixi oo Raaskanbooni ka hadlay?

Heshiiskii Somalia iyo Ethiopia " Ankara Declaration " Bayaankii Ankara"Sagaal (9) Qoddobada u muhiimsan1- Labbada dal w...
12/19/2024

Heshiiskii Somalia iyo Ethiopia " Ankara Declaration " Bayaankii Ankara"

Sagaal (9) Qoddobada u muhiimsan

1- Labbada dal waxay Isku raaceen in meesha laga saaro heshiiskii horre ee ahaa dhul 20 KM ah oo Itoobiya saldhig militari ka samaysto

2 - Labbada dhan waxaa faaido u noqon ganacsiga labbada dal sidoo Kalle Itoobiya inay canshuur baddan ku hixin jirtay Jabuuti xal u hesho

3 - Dhanka Sharciga marka laga eego waxaa ku jiraa Mugdi oo Itoobiya u leedahay " Privilege " inay Red Sea iyo Indian Ocean ganacsi ka hesho. Itoobiya ma saxiixin heshiiska Baddaha ee UNClOS Qarammada Midoobey taas ka dhigaysaa Itoobiya sharci ahaan wax caqabad ku ah, heshiiska ay ka bixi karto markay doonto

4 - Guusha u weyn ee Somalia waa in Badda Somalia 🇸🇴 cid aan DF Somalia ahayn aysan go,aan ka gaadhi karrin, oo sharciyad u haysan sida Maamul Gobaleedyada Somalia xubnaha ka ah iyo Somaliland aysan wax sharciyad u haysan heshiis sidan Kalle ah

5 - Somalia 🇸🇴 waxay fursad u haystaa in go,aamo masiiro ka gaadho Ciidamada Itoobiya Somalia sidoo Kalle heshiis Kalle Caalami ah la gasho Itoobiya

6- Itoobiya sharciyad rismi ah u heshay in Badda Cas iyo Indian Ocean ganacsi ka abuurato wax u soo maraan

7 - Heshiis Itoobiya iyo Somaliland waxay ku ekayd 12 December sida qoraalka Ankaraa Declaration ( Bayaanka Ankara) uu qeexayo kaas oo ah " Legal Instrument" Tallaabo Sharci ah

8 - Heshiis Masar iyo Somalia ee dhanka Ciidanka ma caddo wuxuuna saamayn karraa Tallaabadan.

9 - Turkiga wuxuu labbada dhan ilaashadan Maalgashigiisa Somalia iyo Itoobiya wuxuu noqon doonaa Dalka ugu weyn marka laga yimaado labbada ee ku faaiida heshiiskan isagoo Ganacsi balaadhan la leh labbada Dalba waana ilaaliyaha Heshiiskan oo ah maracas loo noqonayo

UN oo qaraar cusub ka soo saaray cunaqabateynta Kooxda Alshabaab ee Soomaaliya iyagoo sheegay qaraarkan uu yahay illaa b...
12/19/2024

UN oo qaraar cusub ka soo saaray cunaqabateynta Kooxda Alshabaab ee Soomaaliya iyagoo sheegay qaraarkan uu yahay illaa bish Feb 2025.

Dhanka Kalle waxay raaciyeen in Alshabaab la saaray cunaqabateynta dhanka Dhaqaalaha suuq geynta Dhuxusha

Qararkan wuxuu siinayaa oo Kalle Awood Maraakiibta Caalamiga ah ee Badda Somalia marayaa in lagu samayn karro baadhitaan haddii looga shakiyo inay waddaan hubka noocyadiisa Kalle duwan ee aan sharci ahayn

12/18/2024
Madaxweyne Hassan Sheekh ayaa si rismi ah ula heshiiyay RW Itoobiya Abiye Ahmed kullan ka dhacay Turkiga oo Madaxweynaha...
12/12/2024

Madaxweyne Hassan Sheekh ayaa si rismi ah ula heshiiyay RW Itoobiya Abiye Ahmed kullan ka dhacay Turkiga oo Madaxweynaha Turkiga soo qaban qaabiyay

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo si rismi ah Xilka Maamulka Somaliland kala wareegay Madaxweyne horre ee Somaliland Muus...
12/12/2024

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo si rismi ah Xilka Maamulka Somaliland kala wareegay Madaxweyne horre ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Xaflada xil wareejinta waxaa ka soo qayb galay wafuud kalla duwan oo ka socota Beesha Caalamka Iyo Gobalka. Madaxweyne Mustafe Cumar iyo wafti ka socotay Deegaanka Soomaalida ayaa casuumaad rismi ah ku yimid

Madaxweyne DF Somalia iyo D% ah ee Itoobiya ayaa kulan ay dhex dhexaadisay Dowlada Turkiga oo uu Hogaaminayay Madaxweyne...
12/12/2024

Madaxweyne DF Somalia iyo D% ah ee Itoobiya ayaa kulan ay dhex dhexaadisay Dowlada Turkiga oo uu Hogaaminayay Madaxweyne Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ku gaadhay heshiis lagu soo dhameynayo khilaafka la xiriira badda Somalia.

Dowlada Turkiga ayaa goob joog ka noqon doontaa heshiiskaas oo la dhamays tiri doonaa busha February 2025.

Heshiiskan wuxuu dhigayaa

In Dowlada Itoobiya oo aqoonsan Dowlada Somalia 🇸🇴 ay xidhiidh ganacsi ee badda taaas Madaxweyne DF Somalia u siiyay Itoobiya igolaansho midaas baddalkeeda Itoobiya aysan faragalin arrimaha Midnimo Somalia

Khuburada Amniga iyo Istaraatijiyda Somalia ayaa heshiiskan xilligan ku soo aadan walaac ka muujiyay

Labbada Dal ayaa labbo Guddi isku dhaf is waydaarsan doonaa sidoo Kalle DOWLADA Somalia xiriirka wanaajin doonto. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Dowlada Somalia ay doonayso in Itoobiya aysan Maamul Gobaleedyada wax xiriir la samayn balse Khuburada ayaa aaminsan in Itoobiya aysan badali doonin

12/10/2024

Magaalada Raaskanbooni ee Jubbaland? Waa Magaalo yar oo ku taalla Xeeb qurux baddan bilicda Dhulka yahay Doog Qurxoon. Waa dhul ku haboon Dalxiiska midka ugu quruxda baddan Dhulka Somalia 🇸🇴

Ogadentoday.com

Warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in Madaxweyne DF Somalia Hassan Sheekh Mahmud iyo RW Itoobiya Abiye Ahmed ayaa ...
12/10/2024

Warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in Madaxweyne DF Somalia Hassan Sheekh Mahmud iyo RW Itoobiya Abiye Ahmed ayaa ku kulmaya Ankara. Warar Dhiblomaasi diidan in magaciisa la shaaciyo laga soo xigtay ayaa xaqiijinayaa in kullan dhaci doonaa Bishan December dhexdeeda, isbuucyada soo socda

Maxaad is leedahay haddii arrintaas dhacdo?

Waa Xagee is leedahay
12/10/2024

Waa Xagee is leedahay

Somali Galbeed ( Ogaden) struggle since 1964 founders
12/10/2024

Somali Galbeed ( Ogaden) struggle since 1964 founders

Dowlada DF ee Somalia 🇸🇴 ayaa xilkii ka qaaday taliyahii horre ee Ciidanada Danab ee Jubbaland kaddib markii uu shalay d...
12/10/2024

Dowlada DF ee Somalia 🇸🇴 ayaa xilkii ka qaaday taliyahii horre ee Ciidanada Danab ee Jubbaland kaddib markii uu shalay dhaliilay in muddo aysan ciidanka Danab helin wax dalacsiin ah oo Ciidamo Kalle ka baxsaday Maamulka Jubbaland la dalacsiiyay taas ku tilmaamay inay tahay arrin Siyaasadeed oo halis ku ah Nidaamka Ciidanka. Taliyaha Cusub oo horey u ahaa ku xigeenka Carab Dheeh ayaa loo magacaabay Xilka horeyna u ahaa Taliye ku xigeenka Danab ee Jubbaland. Taliye Caarif ayaa hadda gaadhay Kismaayo

Address

North, AB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogadentoday.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ogadentoday.com:

Share