Galka Xogaha

Galka Xogaha Galka xogta kala soco wararka somalida, taatiikhda iyo xogo kale oo muhiim ah.

09/21/2024

Liibax iyo Xabashida

Shirka Haldoorka Dhalinyarada Reer Cabdi Xirsi oo Hargaysa ku shiray.
03/09/2024

Shirka Haldoorka Dhalinyarada Reer Cabdi Xirsi oo Hargaysa ku shiray.

11/05/2023

Buntland xagee ayay u guuraysaa sanadkan?

U kala codee
10/15/2023

U kala codee

10/01/2023

Jaamacadda Oofwareen waa mid Fahankeedu wacan yahay"___wiil reer burco ah.

Jigjiga, Dds❤️
09/28/2023

Jigjiga, Dds❤️

Fanaanada Najma Nashaad ayaa Caawa ku dhawaaqday in ay Gabi ahaanba Fanka iskaga Baxday" Fan Danbe la iguma oga , Meel N...
09/25/2023

Fanaanada Najma Nashaad ayaa Caawa ku dhawaaqday in ay Gabi ahaanba Fanka iskaga Baxday

" Fan Danbe la iguma oga , Meel Naloosoo Jiro ilaah baa og , aan is Cafino " ayey Kusoo Qortay Barteeda facebook.

Barnaamijka America lagu aadayo ee Welcome Corps
09/25/2023

Barnaamijka America lagu aadayo ee Welcome Corps

Waa maxay Welcome corps

Hooyadii oo Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa taala ayuu ku sii socday maanta balse isaga ayaa intii uu wadada sii ...
09/08/2023

Hooyadii oo Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa taala ayuu ku sii socday maanta balse isaga ayaa intii uu wadada sii socday qadar haleelay oo gaadhi jiidhay, isla maydkiisa ayaa la geeyay Cisbitaalka guud ee Hargeysa oo uu doonayey inuu Hooyadii ku soo booqdo.

Alle ha u naxariisto Cabdicasiis Qalinle Waa geeri aad u naxdin badan, Hooyadiina alle ha caafiyo.

Malyuun 'Waxaa  i Calfa doona oo aan marwadiisa noqonayaa  Ninkii ka soo baxa 5 tan Shurudooda hadii kale yuusan Waqtiga...
09/07/2023

Malyuun 'Waxaa i Calfa doona oo aan marwadiisa noqonayaa Ninkii ka soo baxa 5 tan Shurudooda hadii kale yuusan Waqtiga iska lumin

* Sharuuda 1aad wa in uusan Hooyadiis ila Dajin
•Waa in uu Meherkeyga ka dhigaa $100,000 kun oo dolar'

•Waa in uu san naag kale ila guursan ama Damcin
•Waa in uu igu soo wareejiyaa dhaman passworda
Tiktok Facebook & Numberka -Whats upkiisa

•Waa in uu Todobo baxa i geeya Sangabuur.

Haduusan 5 sharuud ka soo bixi karin ama uusan awoodi ha iska daneesto yuusan waqti iska lumin' Damac yuusan iga ja galin wiilow'

Midna ha ogaado Ninka anigu i hela waa Nin nasiib badan umana maleynayo inuu naag kale Damci doono'

Cabdiqani: " 12 Gabdhood ayaan xiriirka ujaray Kadib Markii aan Cilmi Baaris ku sameeyey oo ka waayay Mid i anfacda xita...
09/03/2023

Cabdiqani: " 12 Gabdhood ayaan xiriirka ujaray Kadib Markii aan Cilmi Baaris ku sameeyey oo ka waayay Mid i anfacda xitaa ma Jirin Mid aan Hal Habeen La Hoyan karay Marka La eego Dabeecadooda "

" Dhowaan ayaan soo Bandhigi Doonaa Cilmi Baaristaas si ay Raggu ubartaan Dabeecadaha dumarka iskagana ilaaliyaan".

Maxaa kasoo kordhay xadhiga sharci darrada ah ee Suldaan Maxmed M. Cune? Farriin murugo xambaarsan!
08/16/2023

Maxaa kasoo kordhay xadhiga sharci darrada ah ee Suldaan Maxmed M. Cune? Farriin murugo xambaarsan!

Galka Xogta waa madal loogu talagalay in lagu soo gudbiyo dhacdooyinka wararka, aqoonta iyo taariikhda

Address

104 Day Street
Kingston Mills, ON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galka Xogaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company in Kingston Mills?

Share