CS News

CS News CS NEWS waa warbaahin madax-bannaan oo casri ah, taas oo u heellan in ay beddesho qaabka wararka loo arko, loo tebiyo, loona dareemo.

Waxaa saldhig u ah hal-abuur iyo daah-furnaan.

27/07/2025

Garyaqaan Axmed Naasir Ayaa yiri “ kenya sharciga waxaa ka weyn lacagta iyo musuqa!”

Maxaa ku dhacay halgalkii dhiiggu ku daatay ee reer Hiiraan?Cali Jeyte wuxuu ka baxay Muqdisho, isagoo markii dambe u gu...
27/07/2025

Maxaa ku dhacay halgalkii dhiiggu ku daatay ee reer Hiiraan?

Cali Jeyte wuxuu ka baxay Muqdisho, isagoo markii dambe u gudbay Itoobiya. Maanta degmada Maxaas oo ahayd saldhigii kacdoonka Hiiraan waxaa la wareegay kooxda AS.

Waxaa isa soo taraya su’aalaha: Halkee buu ku dambeeyay abaabulkii shacabka? Maxaa ka khaldamay qorshihii difaaca?

Khilaafaad siyaasadeed iyo taageero la’aan ayaa lagu eedeeyay in ay daciifiyeen halgankii reer Hiiraan. Dad badan waxay dareemayaan in naftii la huray aysan helin mirihii laga sugayay.

Adiga maxaad u maleyneysaa sababta?

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.
27/07/2025

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.

27/07/2025

Reer Hiiraan waxa ay waayeen Hogaan shacabka dagaalka ku haya.. manata waxaa gacantooda ka baxday… Maxaas

27/07/2025

Maxaa ku dhacay halgalkii Shacabka reer Hiiraan?

Kooxda AS oo La Wareegtay Degmada Maxaas Kadib Dagaal Culus oo ay la Galeen Ciidanka Dowladda iyo Kuwa DeegaankaWararka ...
27/07/2025

Kooxda AS oo La Wareegtay Degmada Maxaas Kadib Dagaal Culus oo ay la Galeen Ciidanka Dowladda iyo Kuwa Deegaanka

Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in malayshiyaad ka tirsan kooxda AS ay la wareegeen degmada Maxaas kaddib dagaal culus oo ay saaka la galeen ciidamada deegaanka iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

27/07/2025

Odayasha wax garadka dagmada baladxaawo oo sheegay in xaaladu xuntahay

NISA oo Gacanta Ku Dhigtay Horjooge Ka Tirsan Kooxda AS – Howlgal Xalay Ka Dhacay AfgooyeHay’adda Sirdoonka iyo Nabad Su...
27/07/2025

NISA oo Gacanta Ku Dhigtay Horjooge Ka Tirsan Kooxda AS – Howlgal Xalay Ka Dhacay Afgooye

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo xalay laga fuliyay degmada Afgooye lagu soo qabtay laba xubnood oo ka tirsan kooxda AS, kuwaas oo mid ka mid ah uu ahaa horjooge sare oo qaabilsanaa uruurinta lacagaha ay AS ka qaado shacabka deegaanka.

BREAKING: Ciidamada Macawiisleyda Maxaas iyo Xoogga Dalka oo Fashiliyay Weerar Kooxda AS ay kusoo Qaadeen Deegaanka Birt...
27/07/2025

BREAKING: Ciidamada Macawiisleyda Maxaas iyo Xoogga Dalka oo Fashiliyay Weerar Kooxda AS ay kusoo Qaadeen Deegaanka Birta Mudan

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda degmada Maxaas, oo garab ka helaya ciidanka Xoogga Dalka, ay fashiliyeen weerar culus oo kooxda AS ay ku soo qaadeen deegaanka Birta Mudan, oo u dhaxeeya Maxaas iyo Wabxo.

BREAKING: Ciidan Si Gaar Ah U Tababaran oo Fuliyay Howlgal Toos ah oo ka dhacay deegaanno hoostaga Sabiib iyo Caanoole.W...
26/07/2025

BREAKING: Ciidan Si Gaar Ah U Tababaran oo Fuliyay Howlgal Toos ah oo ka dhacay deegaanno hoostaga Sabiib iyo Caanoole.

Wixii warar ah oo ka soo kordha waxaan ku soo daabicidoonnaa halkaan.

Nin Miino ku Aasayay Waddo Shacabku Isticmaalaan oo Gacanta Lagu Dhigay —Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta J...
26/07/2025

Nin Miino ku Aasayay Waddo Shacabku Isticmaalaan oo Gacanta Lagu Dhigay —

Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay xubin ka tirsan kooxda AS oo ku hawlanaa aasidda miino halis ah oo uu ku duugayay waddo muhiim ah oo ay si joogto ah u isticmaalaan shacabka deegaanka.

BREAKING: Ciidamada Jubbaland iyo Kumaandooska Danab oo Burburiyay Xarumo Khatar ah oo ay Lahaayeen Kooxda ASCiidamada D...
26/07/2025

BREAKING: Ciidamada Jubbaland iyo Kumaandooska Danab oo Burburiyay Xarumo Khatar ah oo ay Lahaayeen Kooxda AS

Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ay garab siinayaan cutubyo ka tirsan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Orgiyow, Barjala, iyo Caglibaax ee gobolka Jubada Hoose — halkaas oo lagu burburiyay xarumo muhiim ah oo ay lahaayeen kooxda AS.

Address

London

Telephone

+252685533211

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CS News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CS News:

Share