09/05/2026
Wasiirka keliya ee habeen iyo maalin u taagan difaaca Dowladda Koonfur Galbeed, mudane Hassan Hussein Mohamed (Eelay), waa hoggaamiye aan lala simi karin marka ay timaado u adeegidda shacabka iyo horumarinta deegaankiisa.
Hoggaamiye Xasan Eelay wuxuu si dhab ah u mutaystay in lagu bogaadiyo doorkiisa muuqda ee dhiirrigelinta ciidamada iyo garab istaagga bulshada, gaar ahaan xilliyada ay baahida u qabaan taageero iyo kaalmo.
Yunani Production