12/06/2025
In laga cabsado mafiicno ee in lagu ixtiraamo ayaa fiican
In dadka kaa cabsadaan waa guul been ah... guusha dhabta ahi waa in dadka ku aaminaan
waayo cabsida waxay keentaa in lagaa fogado ixtiraamkana wuxu kenaa in laguu so dhawaado
Habeen wanagsan following