Arimaha Socdaalka Canada

Arimaha Socdaalka Canada Boggan waxaad uga bogan kartaan arimaha socdaalka Canada.

https://youtu.be/_ClJPr02FPk
11/08/2024

https://youtu.be/_ClJPr02FPk

Maxa laga filanaya in Madaxwenaha dib loodoortay uu kabadalo arimaha Socdaalka ee dalka Marekanka? Saamayn nooce ah aye kuyelankarta wadamada dariska ee Mexi...

SU'AAL hadaad ka qabtid arimaha visaha Canada, kuwo badan ayad jawaabtooda ka heleysa video-gan. Daawo + share.
11/05/2024

SU'AAL hadaad ka qabtid arimaha visaha Canada, kuwo badan ayad jawaabtooda ka heleysa video-gan. Daawo + share.

Videogan waxa idinku sogudbineena Jawaabo aan ka bixineeno sualaha ugubadan oo ay asxaabta kutaxan Chanelka inaso weediyeen. Linkiga visaha Canada aad ka cod...

Faahfaain dheeri oo ku saabsan qorshaha cusub ee Canada 2025-2027. Tirada la jaray saameynta ay ku leedahay qeybaha kala...
11/03/2024

Faahfaain dheeri oo ku saabsan qorshaha cusub ee Canada 2025-2027. Tirada la jaray saameynta ay ku leedahay qeybaha kala duwan sida qaxootida, family sponsorship, dadka shaqada/waxbarashada ku so galo iyo kuwa samafalka lagu keeno ee jooga meelaha dagaalada ka jiraan.

Waxaa intaas sii dheer , saameynta uu qorshahan cusub ku lahaan karo dadka isa so dhiibay iyo kuwa isdhiibi rabo sida ay ku heli lahaayen sharciga Canada.

Daawasho wacan.

Qorshaha cusub Canada 2025 - 2027 qeybihiisa kala duwan iyo qaabka uu sameyn doono qaxotida

QORSHADA CANADA 2025-2027 OO SO BAXAY
10/26/2024

QORSHADA CANADA 2025-2027 OO SO BAXAY

Canada 2024 oo ku dhawaaqday qorshaha 2025-2027.

Ka faaideysi wcn
10/21/2024

Ka faaideysi wcn

Shaqo raadin iyo helitaanba ma sahlano Canada xiligaan. Waxaan filaya qaababka aan video-ga ku xusay in ay jid kuu furi doonaan. - Nolosha Canda 2024.

Intaad so tagin, qodobadan ka so baarandeg
10/21/2024

Intaad so tagin, qodobadan ka so baarandeg

Video-gan daawo hadaad mar dhow Canada uso socoto ama mar dhow so gashay. Waxan kaga hadlaya waxyabaha aad fili karto, qaabka aad dib isugu dhisi lahayd iyo ...

11/02/2023

Muhiim! Daawo hadaad visa ado wato Canada iska dhiibi rabtid

10/30/2023

Canada Visitor visa sida loo dirsado online

Address

City Of
Toronto, ON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arimaha Socdaalka Canada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share