Omari Media

Omari Media Soo raac oo hel wararkii Ugu dambeeyey ee Soomaalida iyo caalaamka.

Gen jimcaale, saaka xili h**e tagay guriga suldaan siciid garaase,isago utala dhiibtay suldaan siciid garaase
08/06/2026

Gen jimcaale, saaka xili h**e tagay guriga suldaan siciid garaase,isago utala dhiibtay suldaan siciid garaase

08/05/2026

Toos udaawo xerada PSF oo la Qabsaday , ciidamada puntland oo gacan ku dhigay maxaabis 150 askari PSf

08/05/2026

Puntland oo Qabsatay Xerada ciidamada PSF oo ka tirsan Somalia


Daniyaw Lacagta cawa madaxooyada kuu bixinayso  niikada fanaaninta Rer Waqooyi iyo TikTokarada  ,maad nagu siiso mushaha...
08/01/2026

Daniyaw Lacagta cawa madaxooyada kuu bixinayso niikada fanaaninta Rer Waqooyi iyo TikTokarada ,maad

nagu siiso mushahaarka kugu leenahay 8bilood,Waa Xukumada macsida &niikada uwanaagsan , shaqaalaha dawlada xaquuq ma leh ,

Subxaanalah Wiilkaan Dhalinyarada ah Wuxuu iska soo duubay asagoo ninkas  oo mayda uu xabbad la dhacayo. Gobolka waa   a...
07/25/2026

Subxaanalah Wiilkaan Dhalinyarada ah Wuxuu iska soo duubay asagoo ninkas oo mayda uu xabbad la dhacayo.

Gobolka waa asagana waa qabiilka Warsangeli, waxa uu sidas ugalayo ma,ahan Cadow iyo Gaalo waa ilma adertis warsangali waa kuwii dadka ugu xigay oo Ood wadaag,ay ahaayen

Dagaal ayaan h**e labada reer dhax maray dad 50 qof kor u dhaafaya ayeey hal maalin iska dileen.

Waxaay ku tuseeysaa Fidnada gudaha dalka meesha aay gaarsiisan tahay.

Warsangeli reer ahaan waa dad qoonyar socod ah oo waa reer nabadeed.

Waxaan rajeeynayaa in colaaddaas lagu baxo lana dhaxgalo dadkaas walaalaha ah ee is dilaya.

Mas'uuliyad ayaa ka saaran dawlada Puntland dadkas walaalaha,ah hala kala gaaro oo isimo iyoCulimo iyo dawladba hala isugu tago hana la xaliyo Arinkaan

Shil Gaari naxdileh oo Sababay Dhimasho Aya ka Dhacay Agagaarka Kaalinta Sabco ee Magaalada Garowe
07/08/2026

Shil Gaari naxdileh oo Sababay Dhimasho Aya ka Dhacay Agagaarka Kaalinta Sabco ee Magaalada Garowe

06/08/2026

10,jir uurleh😭,dhacdo naxdileh oo ka dhacday koonfurta somalia ,ODay 60jir ah,ayaa uur, u yeelay gabadh 10 jir ah

Xildhibaanada Waqooyi Bari oo Gaajo darteet Hassan sheikh ka hor yimi Kuna tilmaamay Qabyaaladayste Rer kiisa noolaystay...
06/02/2026

Xildhibaanada Waqooyi Bari oo Gaajo darteet Hassan sheikh ka hor yimi Kuna tilmaamay Qabyaaladayste Rer kiisa noolaystay,

04/27/2026

Puntland oo faniinti waqooyi bari ka soo gaxaysay banqiyaame ,walalka wax la cun

Hibo oo ah gabar hada qaan gaartay ayaa sheegtay in aysan helin naxariis waalid mana taqaan hooyadeed iyo waalaalaha la ...
04/14/2026

Hibo oo ah gabar hada qaan gaartay ayaa sheegtay in aysan helin naxariis waalid mana taqaan hooyadeed iyo waalaalaha la dhashay.

Waxey sheegtay in laga qariyay hooyadeed laakiin la koriyay daruuf ay ku nooshahay hadda, iyadoo tilmaamtay inaysan helin waxbarasho.

Waxey sidoo kale tilmaamtay in ay xaaladba xaalad u dhiibeysay, laakiin maanta oo ay tahay qof weyn oo qaangaar ah oo ayna tahay maalinta ugu daran nolosheeda, hadii aysan helina nolol kaduwan nolosha ay hadda ku nooshahay ay wajihi karto caqabad weyn oo dhanka nolosha ah.

Hadaba Hibo oo la hadashay baraamijka Illintir ayaa waxey kasheekeysay taariikh aad u xanuun badan iyo nolosheeda hadda. Muuqalka oo dhameystiran kasoo daawo YouTube ka Illintir ama linkiga hoose ee yaalo qeybta faalada.

Address

Toronto, ON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omari Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share