Dhagax Tuur

Dhagax Tuur 🇸🇴🤝❤💯

07/19/2026

Qofka waxaan cuna xigmad nuucee kasoo maaxanaysa Waa yaabe

07/18/2026

Sababta fahiima xilkeeda uga tagtay iyo karbaash

07/15/2026

Deni dadkii puntiland daganaa Waa adoonsaday

07/14/2026

Wariye daahir calasow oo arimo badan ka hadlay

07/11/2026

Dhifiq miyuu Waa shay inanta yarta ah maxaa daba dhigay

07/10/2026

Wariye daahir calasow iyo fikirkiisa

07/04/2026

Dhulbahantihii ugu horeeyey ee tagay meel badleh😀😄 sxpkey shariif ceeryaamo

07/02/2026

Suldaanka Guud ee Beesha Sacad, Suldan Abdikarim Kamiin Dagal ayaa ka qayb galay munaa sabad si heer sare ah loogu maamuusay halgamaagii weynaa ee Alle ha u naxariistee Cabdullaahi Ciise

Suldaanka ayaa munaasabadda ka jeediyay hadal uu ku muujiyay muhiimadda ay leedahay in la xuso laguna daydo halyeeyadii dalka u soo halgamay, si jiilasha cusub ay u bartaan taariikhdooda una qadariyaan halgankii lagu soo dhisay qarannimada Soomaaliya.

Suldaanka wuxuu Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in si rasmi ah loo maamuuso halgamaaga Cabdullaahi Ciise Maxamuud, isagoo codsaday in taallo lagu xuso laga hirgeliyo goob ku habboon, isla markaana xarumaha iyo goobaha waxbarashada qaarkood loogu magac-daro halgamaagan, si taariikhdiisa, waddaniyaddiisa iyo doorkii muuqday ee uu ku lahaa halgankii gobannimada ay u sii noolaadaan, jiilasha soo korayana ay uga dhigtaan tusaale wanaagsan.

06/26/2026

Halgamaa dhagax tuur wuxuu ka mid yahay shuhadadii uhalgamay una shahiiday qarankeena soomaliyeed🇸🇴Waxaa sanad guuro kaste taaladiisa ladhigaa ubaxa sanad guuro Alle ha unaxariisto asaga iyo halyeeyadii kalaba

06/19/2026

Ninkaan wax hooyadiis ka dhiciya malahan miyaa

Address

29 South Stations Street
Toronto, ON
M9N3T8

Telephone

+6477794531

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhagax Tuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share