muxiyadiin Abdi Èlsar

  • Home
  • muxiyadiin Abdi Èlsar

muxiyadiin Abdi Èlsar pogani pagekayga saxda ah soo dhowow asxbta follow dheh page

04/08/2025

Suuqii labaad ee moqdisho ugu waynaa ee suuq bacaad ayaa caawa gubtay ilaahay bedel khayr qaba hasiiyo shacabka hantidodu halka ku gubatay

11/07/2025

11-07-2025
Muuqaal

Maanta Hay’ada Horumarinta Wadooyinku waxa ay bilawday udiyaar garawga Wajiga Labaad ee Daamur dhigista Wadada Boorama-Baki,iyada oo la saaray maanta dhigista olyo burshaatada ka hor intaan la saarin Daamurka.

Balanqaad fulay, Wadajir iyo Waxqabad

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Guddi Degd...
30/06/2025

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Guddi Degdeg ah u saaray Musiibada Dabka weyn ee ku dhuftay buuraleyda Gobolka Sanaag.

Dabkan oo bilaabmay maanta gallinkii dambe ayaa si xawli ah ugu fiday kaymaha iyo dhirta qadiimiga ah ah ee deegaankaasi, taasi oo cabsi gelisay deegaanka, khatarna ku ah deegaanka dabiiciga ah iyo nolosha dadka halkaa deggen.

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚𝐧 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐮𝐮 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧:

1. Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada
2. Wasaarada Gaashandhiga
3. Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga
4. Wasaarada Caafimaadka,
5. Hay’adda u diyaargarowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka,

Guddigan ayaa Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu ku amray in ay si deg-deg ah u gaadhaan goobta dabka ka kacay.

Madaxweyne ku-xigeenka JSL ahna ku-simaha Madaxweynaha SL ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka qayb qaataan dedaallada lagu daminayo dabka, isaga oo sidoo kale ka codsaday Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxalliga ahba in ay si deg-deg ah u fidiyaan taageero.

𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇

𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫)

𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

22/06/2025

"Raggii xisbiga usoo baxay ee xukuumadda usoo baxay waxa Tusaale u ah Maareeyaha Hay'adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland Mudane Maxamed Faarax Cabdi oo wax weyn durba ka qabtay Waddooyinka".....Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuu.

19/06/2025

Soo dhoweyn casriya oo loo sameyey xisaabiyaha qaranka
Pro hassan muse khaliif

13/06/2025

Kooxaha hagardaamada ku haya Wadada lawyacado Boorama oo lacago ku qaybinaya gudaha magaalada Borama si ay uga hortagaan dhismaha wadadan.

kooxdani oo h**e wakhti iyo lacago ugu bixin jirey si aan mashruucani dhismahada wadada lawyacado, fardaha Borama aan u dhismin,

Waxaa amkaag ku noqotay markay ku war heleen in mashruucan wadadu fulayo shirkadda ku guulasataa qandaraaska dhisayso wadadas.

Sidaa awgeed kooxan oo dano gaara watay ayaa 7 dii sano ee ugu danbaysay ku hawlanaa si ay u go'doomiyaan gobalka Awdal iyo salal dhanka horumarka , kooxahani oo shirar ku qabsaday hotelada borama, ayaa maalmihii udanbeeya lacago ku qaybinay dhalinyaro afkaartooda u adeega si ay shaadhka bulshada usoo xidhaan oo carqalada ku abuuraan wadadaasi.

Shacabka Awdal iyo Salal way ka ilbaxeen dhibaatooyinkiina bulshada Gobalada Awdal iyo Salal ku hayeen kooxo ku caanbaxay u adeegidda cadawga Awdal muxiyadiin Abdi Èlsar

𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐱𝐮𝐛𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐮𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐥𝐞𝐡 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥 𝐟𝐢𝐫𝐟𝐢𝐫𝐜𝐨𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐢,𝐝𝐞𝐝𝐚...
12/06/2025

𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐱𝐮𝐛𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐮𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐥𝐞𝐡 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝
𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥 𝐟𝐢𝐫𝐟𝐢𝐫𝐜𝐨𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐢,𝐝𝐞𝐝𝐚𝐥,𝐡𝐚𝐥 𝐚𝐝𝐚𝐲𝐠,𝐠𝐨,𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐢𝐧𝐭𝐚𝐛𝐚 𝐥𝐞𝐡 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥 𝐤𝐮 𝐟𝐨𝐨𝐠𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐱𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐮𝐡𝐚𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐡𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐫𝐧𝐚𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐪𝐮𝐮𝐥𝐚 𝐛𝐨𝐫𝐨𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐧𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐞𝐝𝐢𝐚

𝐦𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥 𝐦𝐚𝐫𝐧𝐚𝐛𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐜𝐚𝐛𝐬𝐢𝐤𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚𝐫𝐨

𝐱𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐬𝐚𝐠𝐮 𝐤𝐚𝐬𝐛𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐱𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐮𝐮
𝐡𝐚𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐨𝐝𝐚𝐲,𝐜𝐚𝐚𝐪𝐢𝐥,𝐫𝐞𝐞𝐫 𝐦𝐢𝐝𝐧𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐥𝐬𝐞 𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐝𝐢𝐝𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐲𝐢𝐦𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐞𝐞𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐲𝐚𝐫 𝐠𝐨 𝐟𝐨𝐫𝐰𝐚𝐫𝐝 𝐦𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐞 𝐦𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐟𝐚𝐫𝐚𝐡 𝐚𝐛𝐝𝐢 Muxiyadiin Àɓdì Èlsàŕ

Naso raac oo naguso biir muxiyadiin Abdi Èlsar
31/05/2025

Naso raac oo naguso biir muxiyadiin Abdi Èlsar

24/05/2025

Hablo wada hagoogano haaneedka qaawin boorama laga helaa dadka kaliye dhaqankoda ilaashada

Hanbalyo sxbkay mahamed Abdilahi mahamoud  Mohamed Taani  oo wasiirka cadaaladu u magacaabay agaasimaha waaxda cadaalad ...
22/05/2025

Hanbalyo sxbkay mahamed Abdilahi mahamoud Mohamed Taani oo wasiirka cadaaladu u magacaabay agaasimaha waaxda cadaalad u helida, Haweenka iyo caruurta, nin karti badan oo ka soo baxaaya Inaad tahay waan hubaa hanbalyo wl

17/05/2025

Maareeyaha Haayada wadooyinka JSL mohamed farah ayaa oo shacabka ugu hambalyeyay 18 mey awgeed

17/05/2025

Diyaar garawga Xuska Maalinta qarannimada Jamhuuriyada Somaliland ee 18 May iyo xarunta guud ee Hay'adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland (RDA)

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when muxiyadiin Abdi Èlsar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share