Barre Adaani

Barre Adaani Ha sugin dhiirigelin oo keliya, Dhiirigelintu waxay timaadda markaa wax qiimo leh hal-abuurto

BANDHIGGA 1AAD EE WAX-SOOSAARKA TIMIRTA PUNTLAND.In aynnu xusno lafdhabarta dhaqaalaheennu, waxaa ay marag u tahay in aa...
09/01/2026

BANDHIGGA 1AAD EE WAX-SOOSAARKA TIMIRTA PUNTLAND.

In aynnu xusno lafdhabarta dhaqaalaheennu, waxaa ay marag u tahay in aan u soo jeensannay horumarinta kaabayaasheenna dhaqaale ee muhiimka ah.

1- maalin oo keliya ayaa innaga xiga madashan muhiimka ah.

๐Ÿ“… 2โ€“3 Sebtembar 2026
๐Ÿ“ Martisoor Hotel, Garowe.

โ€” DHAMMAAD โ€”

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA BEERAHA IYO WARAABKA DPL

Laba maalmood oo keliya ayaa ka haray shirka bandhigq wax soosaarka Timirta Puntland
08/31/2026

Laba maalmood oo keliya ayaa ka haray shirka bandhigq wax soosaarka Timirta Puntland

BANDHIGGA 1AAD EE WAX-SOOSAARKA TIMIRTA PUNTLAND.In aynnu xusno lafdhabarta dhaqaalaheennu, waxaa ay marag u tahay in aa...
08/29/2026

BANDHIGGA 1AAD EE WAX-SOOSAARKA TIMIRTA PUNTLAND.

In aynnu xusno lafdhabarta dhaqaalaheennu, waxaa ay marag u tahay in aan u soo jeensannay horumarinta kaabayaasheenna dhaqaale ee muhiimka ah.

4 maalmood oo keliya ayaa innaga xiga madashan muhiimka ah.

๐Ÿ“… 2โ€“3 Sebtembar 2026
๐Ÿ“ Martisoor Hotel, Garowe.

08/14/2026

Reer guuraagu awrta waxay u adeegsadaan qaadista biyaha, raashinka, agabka guryaha iyo hantida qoyska marka ay u guurayaan deegaan kale. Adkaysiga awrka, awooddiisa qaadista culayska iyo dulqaadkiisa safarrada dhaadheer ayaa ka dhigay lama huraan nolol ku dhisan guur-guur iyo deegaan adag.

Meelaha ay waddooyinku yar yihiin ama gebi ahaanba ka maqan yihiin, awrku wuxuu noqdaa gaadiid dabiici ah oo lagu kalsoonaan karo. Wuxuu mari karaa dhul carro ah, dhagax badan iyo marinno cidhiidhi ah, isagoo aan u baahnayn shidaal ama waddo laami ah

08/12/2026

Waa Abwaan Farxaan oo gaaf ka dhacay Deegaanka Mindicir ee Sanaag ku xadraynaya , maxaa u taqaanna heesaha noocan ah

๐Ÿ“ท Laatiini

08/11/2026

Weli geel ma dheelantay ama ma carraabisay ! Maxaase ka taqaanna heesaha geela ?

Halkani waa calmadow , Sanaag iyo carraabo geel !

08/11/2026

Janno yar oo ifka ah Calmadow , Sanaag ! Ma xusuusta meelihii aad booqaday meeshi ugu quruxda badnayd ?

07/31/2026
07/14/2026

Maanta ardayda Mobile Journalism (MoJo) waxay magaalada Badhan ku tababaranayeen soo tebinta sheekooyinka maxalliga ah iyagoo si toos ah uga shaqeynayey goobaha

Tababarkan ayey ardaydu si ficil ah u saneynayeen xirfadaha werinta, sheeko-samaynta, iyo soo saarista warar tayo leh oo bulshada ka turjumaya.

07/11/2026

Mashruuca waxaa laga bilaabay magaalada Rad, oo hoos tagta degmada Badhan ee gobolka Sanaag, taariikhdu markay ahayd 20-ka July 2019.

Mashruucan waxaa maalgelisay hayโ€™adda Save the Children, waxaana fuliyey shirkadda Sanaag Construction Company.

Shaqada mashruuca waxaa loo huray muddo 5 bilood ah, si loo xaqiijiyo tayo iyo natiijo wanaagsan oo bulshada wax u taraysa.

Waa muhiim bulshada Soomaaliyeed dhaamam samaystaan si ay uga faaideystaan biyaha roobka.

Xildhibaan Mustafa Said Golaha D. Degmada Badhan

Address

623 VUCTOR STREER
Winnipeg, MB
R3E1Y4

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barre Adaani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share