Telefishinka Deegaanka Muuriland

Telefishinka Deegaanka Muuriland Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Telefishinka Deegaanka Muuriland, Chaîne de télévision, keenya, Kenya.

Istaafka taliye madeey iyo Istaafka taliye maxamed shiiq Oo manta ku kulmay beeraha
08/08/2026

Istaafka taliye madeey iyo
Istaafka taliye maxamed shiiq
Oo manta ku kulmay beeraha

04/08/2026

ILMAHA AAN AABAHOOD WELIGOOD ARAG XUQUUQ AA KA MAQAN MUUSE SUUDI CAADI MA AHA

31/07/2026

Qof wanaag beeraa, wanaag buu goostaa.
Samirku waa furaha guusha.
Runta iyo daacadnimadu waa sharaf.
Aqoontu waa iftiin, jahliguna waa mugdi.
Midnimadu waa xoog, kala tagguna waa tabar-darro.
Qofka dadka ixtiraamaa isaguna waa la ixtiraamaa.
Guushu waxay raacdaa dadaalka.
Noloshu waxay qurux badan tahay marka rajadu jirto.

31/07/2026

Maamul goboleedka aaway ma waxay ku danbeysay
TABASHO
jabkaan maxaa waaye asxaabeey

26/07/2026
Maclin bare horay wuxuuw u dhahay gobolka shabeelaha hoose hawargidir lee wax ka qaban karto sidee uw ku dhihi karaa Sul...
26/07/2026

Maclin bare horay wuxuuw u dhahay gobolka shabeelaha hoose hawargidir lee wax ka qaban karto sidee uw ku dhihi karaa Suldaanka biimaal aniga waaye asigoo og in uuw suldaanka biimaal yahay sideen ugu aminikarnaa warkiisa anagoo og hadalkii uuw horay u dhahay

Maclin bare waxaa leenahay waxaad tihid malaha ee dadka hasirin biimaal adiga makuu baahna ogoow adiga in lagaa tashatay

26/07/2026

Laamiyada in lagu dhac dhaco aakuu dhiman ee masuuliyiinta ka leexo wacal war ma dhaafo

  Waxaa uuw kala saari la.yahay meeshii u fiican 1 huseen ali haaji2 cumareey cali3 shiiq aadan madooweCaawa waxaa u daa...
08/07/2026


Waxaa uuw kala saari la.yahay meeshii u fiican
1 huseen ali haaji
2 cumareey cali
3 shiiq aadan madoowe
Caawa waxaa u daaran
Heestii aheed. Kan kan kaas aabe kee raaca

Go.aan uuw meelku raaco malaha
Wuxuuw ka baqaa in xilka uuw waayo

Dadka degaanka ma jecla oo waa caburiyay
Meeshii u fiican uuw la yahay jeeriyoow see kuu danbeyn doonto

06/07/2026

Nuur jiidaaw shalanbood guriceel ma aha ee adiga isku badnoow beeeta la gubay adigaa ku xigo qashin baatahay oo baahan oo cijo cun eh jareerkaan ku ag fadhiyane jowhar aala geena gaal niikiyoow eh

06/07/2026

Soo dhawoow madaxweyne kusoo dhawoow caasimada ku meelgaarka kfg

Adresse

Keenya
Kenya
WARBAAHINMADAXBANAN

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Telefishinka Deegaanka Muuriland publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager