Warsame mohamed said kala soco war bixino iyo warar xiiso leh

17/11/2023
25/07/2023

Gudoomiyaha baarlamaanka JFS OO ka hadlay qaraxyo shalay subax lala beegsaday xarunta jaale siyaad

 : Isimadda dhaqanka ee Gobalada SSC, ayaa markale dalab casumaad ah uga yimi Villa Soomaaliya, iyadoo horey u guuldarey...
21/05/2023

: Isimadda dhaqanka ee Gobalada SSC, ayaa markale dalab casumaad ah uga yimi Villa Soomaaliya, iyadoo horey u guuldareystay dadaal ay Madaxtooyada Soomaaliya ugu jirtay in Isimaddan ay Muqdisho tagaan, kahor 25-ka bishan.

Hadda Isimadda aya aqbalay in wafdi 4 Isim ah loo diro Muqdisho, si ay ula kulmaan madaxda dawladda Federaalka 27-ka bishan May, iyadoo ay go’aankan isla qaateen dhinacyada saameynta ku leh arrimaha talada deegaanka.

21/05/2023

12 sano kadib waxaa jamacada carabta kasoo dhex muuqatay siria kadib markii ay adkaatay in xilka laga tuuro

Isticmaal maskaxdaada 😳
10/01/2023

Isticmaal maskaxdaada 😳

04/01/2023
04/01/2023

Ururka dhalinyarada "beri banaanbax baan qabanaynaa aan ku muujinayno dareenkeena aan kaga soo horjeedno xasuuqa laascaano ka socda"

Xaaladda gobolada Puntland OO beri kacsan

12/12/2022

Quruxda dalka hooyo

15/10/2022

Dhulka

Adresse

Kabele
Kinshasa
00123

Téléphone

+243825936527

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Warsame publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Warsame:

Partager