
08/05/2025
Xildhibaan Cabdiqaadir Uurdoox oo ka mida Golaha shacabka ayaa waxa uu Dowladda Soomaaliya ku eedeyay in qalalaaso ka wado deegaanada Jubaland qoraal uu bartiisa Facebook ku daabacay ayuu ku yidhi.
Macalin musharax ah & xirtiisa Masiir Somaliyeed & mid Jubaland toona go,aan k**a gaari karaan.