United Diagnostic and Training Center

United Diagnostic and Training Center Xarunta baaritaannada iyo Tababarada EE United

16/01/2026





15/01/2026


゚viralシypシ゚viralシhtag


 ゚viralシypシ゚viralシhtag
15/01/2026

゚viralシypシ゚viralシhtag


15/01/2026

Hal go’aan oo aad maanta qaadato
wuxuu beddeli karaa noloshaada berrito.

Haddii aad ku riyoonayso xirfad caafimaad,
meel sax ah ayaad timid.

Xarunteenna koorsooyinka caafimaadka
waxay kuu furaysaa albaabyo cusub.

Waxaad ka baranaysaa:
Umulisinimo – badbaadinta hooyo iyo cunug.
Kalkaaliyenimo – xirfado si dhab ah looga shaqeeyo isbitaallada.
Laboratory – ogaanshaha cudurka ka hor inta uusan dhib noqon.
Pharmacist – fahamka dawada iyo badbaadinta nolosha.
Public Health – ilaalinta caafimaadka bulshada iyo deegaanka.
Nutrition – nafaqo sax ah, nolol caafimaad leh.

Ma ahan kaliya waxbarasho.
Waa xirfad, kalsooni, iyo mustaqbal la hubo.

Haddii aad rabto inaad noqoto qof la isku halayn karo
oo bulshada wax ka beddela…

Isdiiwaangeli hadda.

14/01/2026

Hal go’aan oo aad maanta qaadato
wuxuu beddeli karaa noloshaada berrito.

Haddii aad ku riyoonayso xirfad caafimaad,
meel sax ah ayaad timid.

Xarunteenna koorsooyinka caafimaadka
waxay kuu furaysaa albaabyo cusub.
United Diagnostic and Training Center

Xirfadyeelo Saad hadhow soomali oo DHAN aad u anfacdo insh AllahUnited Diagnostic and Training Center
12/01/2026

Xirfadyeelo Saad hadhow soomali oo DHAN aad u anfacdo insh Allah
United Diagnostic and Training Center



12/01/2026

Teamka United Diagnostic and Training Center barakacayaasha ay booqdaan waa qayb kamid ah gargaarka
Mamule shanlo


11/01/2026

Hashu mankayga gadaye mamasarey liqday
Cali aqoonyahan waliba xog ogaal ah
United Diagnostic and Training Center


11/01/2026

Dr maxamed xuseen cabulle (Dr Mohamed Somali) oo Tababar Siinaya Qaar kamid ah ardayda Xarunta United Diagnostic and Training Center.

United waa hiilka Bulshada.


10/01/2026

Dhamaan maamulka dhakhaatiirta ,macalimiinta iyo ardayda ee United Diagnostic and Training Center Caafimad taam ah ayey kuraynayaan sxb ilaaaheey Haku caafio Abdirisaaq Iye

09/01/2026

United Diagnostic and Training Center
Team


Adresse

Via Alla Stampa 11B
Cadro
6965

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von United Diagnostic and Training Center erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an United Diagnostic and Training Center senden:

Teilen