HMC Somali TV

HMC Somali TV Hiiraanweyn Waa Warbaahin Madaxbanaan oo ku shaqeyso FM Iyo Online

DFS Oo kasoo Saartay Duqeeyn diyaaradeed oo laga fuliyay degmada Jilib
04/01/2026

DFS Oo kasoo Saartay Duqeeyn diyaaradeed oo laga fuliyay degmada Jilib

Axad 4, Jan 2026 {HMC} Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay hawlgal gaar ah ka fuliyay degmada Jilib, kaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Khawaar…

Howlgal CXD iyo kuwa AUSSOM oo howlgallo Miina baaris ah ka billaabay Duleedka Jowhar
04/01/2026

Howlgal CXD iyo kuwa AUSSOM oo howlgallo Miina baaris ah ka billaabay Duleedka Jowhar

Ciidamo isugu jira laamaha ammaanka Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle iyo Kuwa Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa howlgal wadajir ah oo miina baaris ah ka billaabay waddada u dhaxeysa Garoonka Diyaaradaha…

Sida Maraykanku u qabtay Maduro dayuurado aan duuliye lahayn iyo qalabka dhalaalinta:
04/01/2026

Sida Maraykanku u qabtay Maduro dayuurado aan duuliye lahayn iyo qalabka dhalaalinta:

Axad 4, Jan 2026 {HMC} Muddo bilo ah, basaasiinta Mareykanka ayaa isha ku hayay tallaabo kasta oo uu qaado madaxweynaha Venezuela Nicolas Maduro. Koox yar—oo ay ku jireen hal il oo ka tirsan dawl…

Statement on the situation in Venezuela
03/01/2026

Statement on the situation in Venezuela

Sunday 4, Jan 2026 {HMC} The African Union continues with deep concern the recent events in the Bolivarian Republic of Venezuela, including reports about the kidnapping of the President of the Rep…

Itoobiya Oo ugu baaqday Jiilka Cusub in ay Isu Diyaariya Helitaanka Marin-Badeed.
03/01/2026

Itoobiya Oo ugu baaqday Jiilka Cusub in ay Isu Diyaariya Helitaanka Marin-Badeed.

Sabti 3, Jan 2026 {HMC} Teshome Gemechu, oo ah Agaasimaha Guud ee Xiriirka Dibadda iyo Iskaashiga Milatari ee Wasaaradda Difaaca Itoobiya, ayaa sheegay in helitaanka marin-badeed uu maanta yahay mi…

Ciidamada Soomaaliya oo AS ka saaray deegaanka Jilib Marka ee Gobolka Shabeellada Hoose.
03/01/2026

Ciidamada Soomaaliya oo AS ka saaray deegaanka Jilib Marka ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Sabti 3, Jan 2026 {HMC} Ciidamada Ammaanka oo Gacanta Ku Dhigay Deegaanka Jilib Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose kadib howlgal qorshaysan oo si guul leh loo fuliyey. Howlgalka ayaa waxaa si wadaj…

Türkiye unveils details of offshore drilling plan off Somalia.
03/01/2026

Türkiye unveils details of offshore drilling plan off Somalia.

Saturday 3, Jan 2026 {HMC} Türkiye’s Minister of Energy and Natural Resources, Alparslan Bayraktar, has shared the technical and strategic details of the upcoming offshore drilling operation to be …

Maxaa laga baran karaa howlgalkii uu ka fuliyay Mareykanka Dalka Venezuela?
03/01/2026

Maxaa laga baran karaa howlgalkii uu ka fuliyay Mareykanka Dalka Venezuela?

Sabdi 3, Jan 2026 {HMC} Trump ayaa amray howlgal militari oo gaar ah oo waqti dambe ee xalay , xilliga Venezuela lagu soo qabtay madaxweynihii Venezuela, Nicolas Maduro, iyo xaaskiisa Cilia Flor…

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Isbitaalka ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay mudaharadaadi ka dhacay m...
03/01/2026

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Isbitaalka ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay mudaharadaadi ka dhacay magaaladaasi

Sabdi 3, Jan 2026 {HMC} Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Isbitaalka weyn ee magaalada Boorama ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay mudaharadaadi ka dhacay ma…

Sawirkii u danbeeyey ee Laga Soo qaaday Madaxweynihii Venezuela.
03/01/2026

Sawirkii u danbeeyey ee Laga Soo qaaday Madaxweynihii Venezuela.

Sabdi 3, Jan 2026 {HMC} Trump ayaa hadda bartiisa Truth Social ku baahiyay sawir cusub oo uu sheegay inuu muujinayo “Nicolas Maduro oo saaran markabka USS Iwo Jima” — kani waa markabk…

Trump oo Sheegay in uu maamuli doono Venezuela.
03/01/2026

Trump oo Sheegay in uu maamuli doono Venezuela.

Sabdi 3, Jan 2026 {HMC} Madaxweyne Trump wuxuu sheegay in Mareykanku uu “maamuli doono” Venezuela ilaa “waqti aan ka samayn karno kala guur awoodda ah oo ammaan ah, habboon, isl…

Dowladda Soomaaliya oo Taageertay Howlgalka Yemen uu ka wado Sacuudiga.
03/01/2026

Dowladda Soomaaliya oo Taageertay Howlgalka Yemen uu ka wado Sacuudiga.

Sabdi 3, Jan 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay doorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee taageeridda wada-hadalka qaran ee Yemen, gaar ahaan martigelinta shirweyne ka dhacaya Riyadh…

Adresse

Fribourg
N/A

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von HMC Somali TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an HMC Somali TV senden:

Teilen