AK Somalia News

AK Somalia News Wararka Aduunka & Somalia 🌍

The Houthis tonight
02/03/2026

The Houthis tonight

02/03/2026

🚨🚨Barakac baahsan ayaa kabilawday koonfurta Lubnan xiligii Suxuurta kadib Xisbullah iyo IsraIl oo si toos ah isku fara saaray.

President Donald Trump posted on his social media:  “We have sunk 9 Iranian warships — some of them are very large. Som...
02/03/2026

President Donald Trump posted on his social media: 

“We have sunk 9 Iranian warships — some of them are very large. Some of these ships are now at the bottom of the sea. We also destroyed their naval command center.

02/03/2026

Update 🚨: Wadamada Iran ay weerartay maanta kaliya:
– 🇺🇸 Mareykan
– 🇦🇪 Imaaraad
– 🇸🇦 Sacuudi
– 🇶🇦 Qadar
– 🇰🇼 Kuwait
– 🇯🇴 Jordan (Urdun)
– 🇮🇶 Iraq
– 🇧🇭 Baxrain
– 🇮🇱 Israel
– 🇴🇲 Cumaan
– 🇸🇾 Suuriya
– 🇨🇾 Qubrus
– 🇫🇷 France (Camp de la Paix, UAE)
– 🇮🇹 Italy (NATO camp at Ali Al-Salem Base)
– 🇬🇧 Ingiriis (Akrotiri, Cyprus).

02/03/2026

DEG DEG Beyruud, Lubnaan—dagaalka furunta waqooyi ayuu ka qarxay. Bal waxaa ila dhageysta rasaasta halkaas kasocota 👀

02/03/2026

Rasmi: Xisbullah iyo IsraIl dagaal toos ah ayaa ka dhex qarxay. Xabad joojintii ay kala saxiixdeen November 2024 halkaas ayay kusoo afjarmatay. Caawa howshu waa dab iyo holac.

Cirro ayaa qadka telefanka kula xiriiray Natanyahu ayagoo kawada hadlay xaaladaha soo korodhay ee bariga dhexe
02/03/2026

Cirro ayaa qadka telefanka kula xiriiray Natanyahu ayagoo kawada hadlay xaaladaha soo korodhay ee bariga dhexe

02/03/2026

Dagaal toos ah ayaa ka dhex qarxay IsraIl iyo Xisbullah……Lubnan duqeen culus ayaa kusocota.

Adresse

Geneva

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque AK Somalia News publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager