Cadnaan Kaaboy

Cadnaan Kaaboy Wararka & Madadaalo Somali

Reels cusub maalin kasta Follow si aad u aragto waxyaabo cusub

25/08/2026

War Deg Deg: Maxaa Caawa Kusoo kordhay Xaalada Baydhabo? 🙄🥺 Lafta gareen ayaa Fariin u diray Xasan Iyo Adan Madoobe Xaalada waji kale ayey yeelatay Ila daaawo

25/08/2026

Hilib dartiis ayaa Loo Feeray Fataag Iyo Saaxibkiis oo aha Suufi Sabgaad 😁😁😁

22/08/2026

Deg Deg: Cudurkii ku dhacay ayuu ka hadlay Al Fanaan Afuufa dhacooyo 🤐 Fariin culus ayuu u diray Jabra Iyo Xuseen Og Ila daawo sida ay wax u Jiraan iyo Xaqiiqda Cudurkaasi

22/08/2026

"Dilaagii ugu halista badnaa ee inta uu Saaxibkiis dilay 🥹 Hadana Dilkaasi Qarinayay 7 Sano 🤼🤼‍♂️ Subxanallah Ila Daawo Qisadaasi oo Dhamaystiran" Yabka yaabkiis

Dilaagii ugu halista badnaa ee inta uu Saaxibkiis dilay Qarinayay dilkaasi 7 Sano ⁉️7 Sano kahor ayuu inta uu dilay Saax...
22/08/2026

Dilaagii ugu halista badnaa ee inta uu Saaxibkiis dilay Qarinayay dilkaasi 7 Sano ⁉️

7 Sano kahor ayuu inta uu dilay Saaxibkiis hadana qarinayay dhacdadaasi ilaaa ugu dambeyn Ciil iyo hurda la'aan ku dhacday ay sababtay inuu Xaqa iska sheego Shirqoolkiina uu sidaas ku fashilmo

Cabtooy Iyo Taariku Salaaad Saaxib ma galaan

20/08/2026

Madaafiic Lagu garaacay Baydhabo Iyo Barakac Xoogan oo Caawa Ka Socda

19/08/2026

Aabe Wiilkiisa ku dilay dhagax 🥹🥹 Waa dhacdo Xanuun badan👀

12/08/2026

Arinta Xaaska Garyaqaan Iyo Caruurtiisa 🥹🥹 Ninkaan wuxu Sheegaya run miyaaa

Axmad Madoobe oo ka guuleystay Xasan Shiiq Iyo Teamkiisa Jooga Gobalka Gedo Abdirashiid Janaan wuxu isku dhiibay dhanka ...
11/08/2026

Axmad Madoobe oo ka guuleystay Xasan Shiiq Iyo Teamkiisa Jooga Gobalka Gedo

Abdirashiid Janaan wuxu isku dhiibay dhanka Axmed Madoobe Xaalada ma Sahlano Walee

10/08/2026

Sharma Boy Waxa ku dhacay waa wax laga xumaado 🥺🥺 Sorry Sharma Boy

Adresse

Geneva
1227

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Cadnaan Kaaboy publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager