10/01/2026
Update wararka koonfur afrika,
Dab baaxad leh ayaa ka kacay xaafadda Dunoon ee Cape Town, kaasoo saameeyay ku dhawaad 30,000 guri iyo goobo ganacsi.
Dukaamo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed iyo Itoobiyaan ayaa kamid ah meelaha khasaare xooggan gaaray.
Gaadiidka dab-damiska ayaa ku adkaatay inay si degdeg ah u gaaraan goobta, sababo la xiriira jidad ciriiri ah.
Hay’adaha iyo bulshada ayaa wada dadaal ay ku ogaanayaan khasaaraha dhabta ah ee gaaray ganacsatada Soomaaliyeed.