Shakaanbe midia

Shakaanbe midia █▓▒F░O░L░L░O░W▒▓█
┊┊┊▕▔╲▂▂▂╱▔▏
╭━━╮╭┈╮⠀╭┈╮╭━━╮
╰╰╰┃▏╭╮⠀╭╮▕┃╯╯╯
┈┃⠀┃▏┈┈▅┈┈▕┃⠀┃
┈┃⠀┃▏┈╰┻╯┈▕┃⠀┃
┈┃⠀╰█▓▒░M░E░▒▓█
shakaanbe media

05/05/2025

Cutobyo kamid ah Ciidanka Warsangeli oo hadda iska Xaadiriyay Cawsane Sanaag Halkaas oo Ay h**eyu joogeen Guutooyin Ciidanka Beesha ah.

24/04/2025

somaliland aragtida ay leedahay max ka aminsantahy Adiga video dawanay

  gaari nooca Wanajka loo yaqaano oo ay laahayeen Ciidanaka ururka 11aad ee Daraawiishta Puntland ayaa ku gubtay in la g...
23/04/2025

gaari nooca Wanajka loo yaqaano oo ay laahayeen Ciidanaka ururka 11aad ee Daraawiishta Puntland ayaa ku gubtay in la gubay loo badinayo Geerish uu ku jiray oo ku yaala kasoo horjeedka Shirkadda Koronta eeneeye ee u dhow xarunta Cashuuraha bariga magaalada Bosaaso

Laamaha amaanka ayaan ilaa hadda Goobta imaan

Faahfaahinta Shakaanbe midia

“Reer SSCKH 6 February ayey soo afjareen reer waqooyi nimadi”. Aayatulah hagar Afahayeenki h**e xukumadda MD Firdhiye
23/04/2025

“Reer SSCKH 6 February ayey soo afjareen reer waqooyi nimadi”.

Aayatulah hagar Afahayeenki h**e xukumadda MD Firdhiye

17/04/2025

Xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraca Puntland-Badhan, waxa si rasmi ah maalmahan uga socda difaacashada buuga qalinjebinta. Waxa difaacanaya buuga ardayda kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda 2025.

10/04/2025

Ciidanka Difaaca dawlada somalia guulaysta

26/03/2025

Ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed aya howlgal lagu ciribtiraayo khawaarijta kawada gobolka shabeelaha hoose.



Daljir Media 📷

"Maanta cid iga danbeyso oo aad sugeysan maleh oo aniga oo Madaxweynaha JFS ayaa idinla jooga, bulshada ku nool deegaank...
25/03/2025

"Maanta cid iga danbeyso oo aad sugeysan maleh oo aniga oo Madaxweynaha JFS ayaa idinla jooga, bulshada ku nool deegaankan guushooda waa guusha dadka Soomaaliyeed oo dhan midka jooga raas caseyr, raas kambooni ilaa looyow cadde ayay guul u tahay, waxaa la mid ah wiilasha Puntland kula dagaallamaya daacish, waa guul Soomaaliyeed guushooda," Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud.

17/03/2025

Ciidanka Ciribtirka Argagixisada

12/03/2025

Taliye Gen Odowaa oo qorigiisa qatay ,wuxu dhahay ciidanka ban isla joogifoona qoradax, dhaxanta, iyo gaajada ban isla qaadandona .Guulaysta ciidanka Difaaca dawlada somalia 🇸🇴

Like 👍 share

12/03/2025

Sorry Hooyo mcn ❤️

Hadi ay hooyo kunoshay u soo ducay .

Share and like 👍

09/03/2025

Madaxawaynaha Puntland oo shacabka magalada bosaaso la cawaynay

Adresse

Berlin

Telefon

+252907775255

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Shakaanbe midia erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen