Taygar Tv

Taygar Tv 📡 Taygar TV — Hoyga wararka degdegga ah, wararka caalamka & falanqaynta dhacdooyinka muhiimka ah. Kala soco wararkii ugu dambeeyay 🌍📰
🔔 Follow & Share
(1)

DEG-DEG | Hadal Siyaasadeed“Laascaanood annagaa Somaliland ka jarnay, haddana annagaa ku celin karna. Waxaan diyaar u na...
26/08/2026

DEG-DEG | Hadal Siyaasadeed

“Laascaanood annagaa Somaliland ka jarnay, haddana annagaa ku celin karna. Waxaan diyaar u nahay wada-hadal.”

— Cali Balcad, Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

📢 La soco Taygar TV — Warar sugan iyo xog cusub.

👍 Like | 💬 Comment | 🔄 Share | ➕ Follow

26/08/2026
26/08/2026

WARBIXINTA UU AKHRINAYO:
“DEG-DEG: Boqashada Wasiirka UK ee Soomaaliya ayaa kusoo beegantay xilli Britain ay sheegtay in taageerada mustaqbalka ee Soomaaliya ay muhiim u tahay horumar laga sameeyo wada-hadalka siyaasadeed iyo qorshaha amniga oo ay Soomaaliya hoggaaminayso.
Wasiir Kirsty McNeill ayaa sidoo kale ku boorrisay hoggaamiyeyaasha Soomaaliyeed inay yeeshaan wada-hadal dhisaya midnimada qaranka.

DEG-DEG: Boqashada Wasiirka UK ee Soomaaliya ayaa kusoo beegantay xilli Britain ay sheegtay in taageerada mustaqbalka ee...
26/08/2026

DEG-DEG: Boqashada Wasiirka UK ee Soomaaliya ayaa kusoo beegantay xilli Britain ay sheegtay in taageerada mustaqbalka ee Soomaaliya ay muhiim u tahay horumar laga sameeyo wada-hadalka siyaasadeed iyo qorshaha amniga oo ay Soomaaliya hoggaaminayso.

Wasiir Kirsty McNeill ayaa sidoo kale ku boorrisay hoggaamiyeyaasha Soomaaliyeed inay yeeshaan wada-hadal dhisaya midnimada qaranka.

UK waxay sidoo kale sheegtay inay diyaar u tahay inay sii waddo taageerada aan hubka ahayn ee ciidamada Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca UNSOS, si loo xoojiyo guulaha laga gaaray la-dagaallanka Al-Shabaab.

26/08/2026

DEGDEG: Suldaanka Guud ee Somaliland iyo Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa heshiis iyo is-afgarad ka gaadhay arrimo la xidhiidha dhaqanka iyo wadajirka bulshada.

📢 Fadlan nala wadaag (Share), faallo (Comment), na raac (Follow), oo Like saar 👍

Si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyay, nala soco Taygar TV. 📺

Adresse

Berlin
00000

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Taygar Tv erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Hervorgehoben

Teilen