Handoon Media

Handoon Media Nagu soo biir oo naga mid noqo saxib.

Waxay ku leeyihiin waxaan u dabaal degaynaa Maalmihii *Xoriyada* horta ma is waydisay *yaa ku Guumaystay*? *Maxa lagu gu...
25/06/2024

Waxay ku leeyihiin waxaan u dabaal degaynaa Maalmihii *Xoriyada* horta ma is waydisay *yaa ku Guumaystay*? *Maxa lagu guumaystay*? *Xoriyad ma tahay goormase xoriyad loo dabal degaa* ?

*Bal intaan yar ila eeg.*

- *Aminiga* Qaranka Caasumadu Madax u tahay waxa sugaa ciidamo *Ajnebi* ah oo qaramada Midoobay *Biil* ka Qaata.

- *Qaramada* midoobey waxa *Somalia* u jooga *Ergay* gaar u ah. waxa uuna la socda dhaqdhaqaaq walba oo *Dowlada dhexe, Maamul *Goboleedyada* iyo wax kastoo *Masiiri* ah Taabanaya sido kale go‘aanka ugu dameeya ee Dowladnimadeena iyo waxa aan yeelayno iyaguu kasoo go'a hadii ay aqbalin halkaas buu ku *Saqiiraya*.

- Ma jiro *Madaxwayne* Somaliyeed oo *Awood* u leh in waxa u *go'aan ku gaaro fulin kara* hadii uu Danaha shisheeye ka hor *imaanayo.*

- *Wadanku Lacag ma samaysan karo* oo waxa u ku Tiirsan yahay *Sadaqada Ribada* lagu Lalay ee *Bangiga* Aduunku bixiyo.

- *Wax kasta oo Cunto* ah Wadanka Dibada Looga soo *Dhoofiya* oo *Qori kibriid xataa wadanka laguma sameeyo.*

- *ilaha Dhaqaalaha* *Dekaduhu* ugu horeyaan waxa *Gacanta* ku haya *wadamo shisheeye oo canshuurta dadwaynaha ka dhaqaalaysta.*

- Madax kasta oo Somaali ah waxa masiirka iyo danta guud ee wadanka kala wayn Tiisa gaarka ah oo Jawaan lacag ah baa dhinac u Rida.

- *ugu damayn* garan maayo sababta aan ugu dabaal d**o oo *sacabada* ugu Tumo nin shalay *igu soo duulay awoowayashay laayay* anigana Xoriyadii Illah isiiyay isku dayay mid uu isagu sameystay inuu igu bedelo.

- *Waxaba ceeb igu sii ah* nin iga Adkaaday inaa maalin u *Joogteeyo* waa lay *guumaysan* jiray ee *dayoow ku dhawaaqo* soo dhaqan ina gumeed iyo *cawanimo ma aha.*

- *Ninkii ila Dagaalay igu soo duulay* waliba wadankaygi igu yimaaday oo *Haldooradaydi* laayay boqolaal sano siduu Rabo ila *dhaqmaayay* Maalintu iga Tagay *hadii aan u Dabaal d**o oo intaas ku ilaawo waxa uu ii geeystay Caqliga isiiyay soo mid Maran ama Faaruq ah maha.*

Rabiyoow Dalka iyo Dadkaba Talo bixi oo Meeshan meel Dhaanta ku fur.

Waxay ku leeyihiin waxaan u dabaal degaynaa Maalmihii Xoriyada. horta ma is waydisay yaa ku Guumaystay? Maxa lagu guumay...
25/06/2024

Waxay ku leeyihiin waxaan u dabaal degaynaa Maalmihii Xoriyada. horta ma is waydisay yaa ku Guumaystay? Maxa lagu guumaystay? Xoriyad ma tahay goormase xoriyad loo dabal degaa ?

- XORIYAD MIYAA SOMALAIA ?

- Aminiga Qaranka Caasumadu Madax u tahay waxa sugaa ciidamo Ajnebi ah oo qaramada Midoobay Biil ka Qaata.

- Qaramada midoobey waxa Soomaliya u jooga Ergay gaar u ah. waxa uuna la socda dhaqdhaqaaq walba oo Dowlada dhexe, Maamul Goboleedyada, Siyaasiyiinta iyo wax kastoo Masiirka Dadlka Taabanaya sido kale go‘aanka ugu dameeya ee Dowladnimadeena iyo meesha aan aadayno iyaguu kasoo go'a hadii ay aqbalin halkaas buu ku Saqiiraya.

- Ma jiro Madaxwayne Somaliyeed oo Awood u leh in waxuu go'aan ku gaaro fulin kara hadii uu Danaha shisheeyaha ka hor imaanayo.

- XALANE waxay ku Taal Somalia waliba casumada lkn lagama Maamulo Somalia waana meesha Wadanka looga taliyo.

- Wadanku Lacag ma samaysan karo waxuu ku Tiirsan yahay Sadaqada Ribada lagu Lalay ee Bangiga Aduunku bixiyo.

- Wax kasta oo Cunto ah Wadanka Dibada Looga soo Dhoofiya oo Qori kibriid xataa wadanka laguma sameeyo.

- ilaha Dhaqaalaha Dekadaha, Airport-ka ugu horeyaan waxa Gacanta ku haya wadamo shisheeye oo canshuurta dadwaynaha ka dhaqaalaysta.

- Madax kasta oo Somaali ah waxa masiirka iyo danta guud ee wadanka kala wayn Tiisa gaarka ah oo Jawaan lacag ah baa dhinac u Rida.

- UGU DAMAYN. garan maayo sababta aan ugu dabaal d**o oo sacabada ugu Tumo nin shalay igu soo duulay awoowayashay iyo Birmageedaydi laayay. Xoriyadii Rabi isiiyay isku dayay mid uu isagu sameystay inuu igu bedelo oo sida uu rabo iga fasho.

- Waxaba ceeb igu sii ah nin iga Adkaaday inaa maalin u Joogteeyo waa lay guumaysan jiray ee dayoow ku dhawaaqo soo dhaqan ina gumeed iyo cawanimo ma aha.

- Ninkii ila Dagaalay igu soo duulay waliba wadankaygi igu yimaaday oo Haldooradaydi laayay boqolaal sano siduu Rabo ila Dhaqmaayay Maalintu iga Tagay hadii aan u Dabaal d**o oo intaas ku ilaawo waxa uu ii geeystay Caqliga isiiyay soo mid Maran ama Faaruq ah maha.

Bal suaal is waydii adigu maxay tahay sababta aad waa lay guumastay ugu sacbinayso ?

Rabiyoow Dalka iyo Dadkaba Talo bixi oo Meeshan meel Dhaanta ku fur.

Abdihakim Jawi Degan

22/04/2024
16/04/2024

Mar dhoow waxa inoo bilaaban doona barnaamij taxane ah oo halkaan aad kala socon doontaan insha Allah.

Page ka cimaamada ku tuura saxibayaal oo like iyo follow.

Mahadsanid.

25/03/2024
25/03/2024

لَا تَقُومُ السَّاعَةُ حتَّى يُقْبَضَ العِلْمُ، وتَكْثُرَ الزَّلَازِلُ، ويَتَقَارَبَ الزَّمَانُ، وتَظْهَرَ الفِتَنُ، ويَكْثُرَ الهَرْجُ - وهو القَتْلُ القَتْلُ - حتَّى يَكْثُرَ فِيكُمُ المَالُ فَيَفِيضَ.

اللهم إني نسألك حسن الخاتمة.

Adresse

Düsseldorf

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Handoon Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie