Ururka AS ayaa baahiyay sawiradaan oo ay ku sheegeen inay yihiin Nageeye iyo Gamadiid oo ah labo abwaan oo sanadkaan ururkaas ku biiray.
Waxay sheegeen inay ka qeyb qaateen dagaal ka dhacay meel ka mid ah koofurta Soomaaliya.
Nageeye wuxuu bare ka ahaa jaamacadda ummadda ka hor inta uusan ku biirin kooxda AS
04/10/2024
"Waxaa goor dhawayd la xaqiijiyay geerida AUH Cabdi fatah Muse Yuusud oo 15 sano Soomalind afduub ugu xidhnaa hargaysa,Marxuunka ayaa la sheegay in uu mudo ku dhex xanuunsanaa gudaha xabsiga isagoona helin gargaar caafimaad iyo daryeelki uu mudna.
02/10/2024
WAR CUSUB
Dagaalamayaasha Xisbulaah ayaa weerar ku eekeeyey ciidanka Israa’iil ee Lubnaan gudaha u galay. Dhimasho iyo dhaawacba waa uu soogaaray askarta Israa’iil. Dib ayayna u gurteen. Dhaawacyada ayaa helecoptaro lagu qaaday oo lageeyey isbitaalo gudaha Israa’iil ku yaalla.
26/09/2024
Qorilugud Hadeerbay Shan Boqol oo Dhuumood Ku Foorarta wuxuuna lee yahay Waxaan Soo Gadaynaa Boqol gaadhi hadaan kugu simaba soo iibso. mukhtaar Garaad Ali
24/09/2024
CAN U-20 Qualification Tournament (CECAFA) Zone in 🇹🇿Tanzania
🇩🇯Djiboutian U20 National Team will travel to Ethiopia for friendly matches against the Ethiopian U20 team which is in the other group of the competition.
👉🇩🇯U20 National Team Coach: Abdoulrahim Mohamed
Assistant Coach: Absieh Igal Absieh
Goalkeeper Trainer: Mouktar Abdi Daher
Physical trainer: Idriss Ibrahim Soubaneh
Maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegtay in ay diiday Rafcaanka ay kasoo qaateen Qareenadda eedeysane Sayid Cali Macalim Daa'uud xukunkii Dilka toogashada ahaa ee Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir h**e ugu soo xukuntay.
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa aqriyay go'aanka Maxkamadda sare ee dalka.
16/09/2024
DEG DEG: PSF oo isku dhiibay Ciidankii Deni
12/09/2024
doorasho galimayso
SSC-Khaatumo ayey ku soo
biiraysaa ku biyo caba
Ali
Be the first to know and let us send you an email when C.N News TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.