Ardaaga dhalinta Germany.

Ardaaga dhalinta Germany. Ardaagan waxaan isku waydaarsan Doonaa war iyo wacaan iyo Waano.

PAGE-kani waxaan ugu talo galnay isku xidhka bulsho weynta soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankan jarmalka. arimaha aan idinla wadaagi doono waxa ka mida wararka arimaha qaxoontiga iyo sharciyada cusub ee hadba soo baxa, waxbarashada iyo arimaha isboortiga ama ciyaaraha.

26/07/2026

What if the problem isn't that you haven't grown enough, but what your growth has been trying to prove? Read on to find out what's actually worth chasing.

16/03/2026
27/02/2026

Allahuma Aamiin 🤲🤲

21/02/2026
21/02/2026

Ahmed waa ninkii soomaaliga ahaa ee ninka Afganistaniga ah ee Dadka Midida ku weeraray sida geesinimada leh uga hortagay, Magaalada Aschaffenburg ee Gobalka Bayern.

Hadda wuu iskaga Tagay Wadankan kadib markii ay wax sharci ah siin Waayeen.

13/02/2026

Sommerkii ma u Xiisteen.

Ma ka mid tahay dadka xiliga Xagaaga u baxa safar aag bedelasho ah.

13/02/2026

Malaga, Spain

13/02/2026

Sheikh Dirir oo ka hadlay Musiibadii Epstein.

Adresse

Frankfurt

Website

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn Ardaaga dhalinta Germany. etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie