Jiil Cusub Media

Jiil Cusub Media halkani waa page rasmiga ah ee idris pepe hadii uusan falllow kuu aheyn soo dheh

07/12/2025

Nabad iyo nolal waa ay dhaqaqdey.

07/12/2025

Garadka oo ka balaariyey muuse biixi.

Dowladda Federaalka Soomaaliya: “Somaliland waa qayb ka tirsan Soomaaliya, waxa naga dhaxeeya wada shaqeyn iyo xadhiidh ...
07/12/2025

Dowladda Federaalka Soomaaliya: “Somaliland waa qayb ka tirsan Soomaaliya, waxa naga dhaxeeya wada shaqeyn iyo xadhiidh toos ah.” — Wasiiru-dowlaha Arrimaha-dibedda, Cali Balcad oo la hadlaya DooxaNews.

07/12/2025

Garadka oo ka balaariyey feysal cali waraabe.

07/12/2025

Samarooney dhig qalinka oo qaado qoriga aduunkaan nin maato ah kuma noolaan karee.

07/12/2025

Hordhac 2026 ayuu u yahay.

07/12/2025

Garadka oo ka balaariyey ciro.

DEGDEG :-Wasiirkii Warfaafinta JSL Axmed Yaasin ayaa Boorama isku Casiley.
06/12/2025

DEGDEG :-Wasiirkii Warfaafinta JSL Axmed Yaasin ayaa Boorama isku Casiley.

06/12/2025

War xilibaanada Kala qabta😂

06/12/2025

Maxa ka run ah hadalka madaxweyne xasan.

Raali ahaanshaha umada inuu ku joogo.

Waa raga kali maanta bad baadin kara dalka iyo dadka.Adiga sidee u aragtaa
06/12/2025

Waa raga kali maanta bad baadin kara dalka iyo dadka.

Adiga sidee u aragtaa

War Deg Deg : Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo hadda hadlay“wixii dhacay baaris rasmi ah ayaan ku wadnaa, ...
05/12/2025

War Deg Deg : Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo hadda hadlay

“wixii dhacay baaris rasmi ah ayaan ku wadnaa, millateriga waxa aan farayaa in xeryohooda ku laabtaan, hallays dejiyo cibaadada Alle haloo jeesto, wax kasta wada-hadal ayaan ku xallinaynaa."

Adresse

Streets In Cologne
Frankfurt

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Jiil Cusub Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen