Idiris Yuusuf

Idiris Yuusuf I am Content Creator , News reporter and Philanthropist 🇸🇴🇩🇪
(1)

14/08/2026

Ineey caan noqoto darteed beey Guur been ah ula sameysay mid ka mid ah Raga Lagu muran san yahay Lab iyo Dhidig waxa aay yihiin .

12/08/2026

Sida loo Tukado hadii Qoraxdu madoobaato ama Dayaxa madoobaado . 🌗🌕🌖

09/08/2026

Nin kaan Dambi malaha ,isagana maaha nin ka muqalka fooshaxun gabadha ka dubaya walow iyadu eey raali ka ahayn markad aragto video ga .

04/08/2026

Nin walaal kii geed ugu jiro,Geesi noqon waa .

03/08/2026

Gabdhoow is ilaaliya oo meel xun haku dhimanina.

31/07/2026

Aduunku mar horuuu aqoon san lahaa ee dad aan Shaxda Dal lagu noqdo aqoon .

30/07/2026

Su'aal aan idin weydiiyee. Dad aan ehel layn miyaa jira ?

20/07/2026

Qadiyad Xasan Sheikh laga waayey miyaad Fahiima ka sugeey seen. Nin ka Xoolihii umada Dhacay ee xilkiisu dhamaaday .

19/07/2026

Dad kaan ma cirbado baa la duraa, Maxa loga wayey Hal qof oo Fikira ?

18/07/2026

Fahiimaay awoowe aan ku ceshto shiiqaad ku jirtaaa .

Adresse

Frankfurt

Website

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn Idiris Yuusuf etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen