Warside media

Warside media Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Warside media, Nachrichten- und Medienseite, Hamburg.

31/03/2025

Manshallah waa wiil reer beediya oo geed dushii ku tukanaya ilahay darti u share garee

DEGDEG: Maayir ku xigeenkii Burco ee shalay xilka laga qaaday ayaa Hadda sidan yidhi.“Waan Aqbalay go’aankii xukuumaddu ...
27/03/2025

DEGDEG: Maayir ku xigeenkii Burco ee shalay xilka laga qaaday ayaa Hadda sidan yidhi.

“Waan Aqbalay go’aankii xukuumaddu ku ansixisay kalfadhigii aan caadiga ahayn ee shalay dhacay.
Sidoo kale saaxiibkay Khalid Xasan Xaaji Diiriye, oo kulankaa loogu doortay maayar ku xigeen, waan hanbalyeynayaa, waanan la shaqaynaa, si gobonimo leh oo lexejeclo leh oo Burco jecayl leh, isaga iyo saaxiibkay Maxamed Xirsi Ahmed ba.
Bulshada ayaa ka markhaati kici wixii aan qabtay iyo halkaan ugu nimi sannad kahor degmada burco iyo maanta halkay marayso, waxaanan ku faraxsanahay anigoo ceeb-kasaliim ah in aan xilka wareejin doono.
Xildhibaannadii I taageersanaana waxaan u soo jeedinayaa inay wixii khilaaf ahaa ee inaga dhexeeyey halkaa ku soo afjaraan, inta xilkeena inooga hadhay waa in aan si wada jira oo xilkasnimo leh degmada ugu shaqaynaa.

Xilkana waxaan wareejin doonaa Sabtida 29/03/2025 haddii Alle idmo.
Daallo Hotel. 9.00 subaxnimo.

Cafis iyo musaamax baynu kala nahay. Ramadaan Mubaarak..”

Suldaan Jaamac Nuux -

DEGDEG: Taliyihii Ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland oo Go,aan saday inuu iska casilo xilkii iyo SababtaTaliyihii guud...
24/03/2025

DEGDEG: Taliyihii Ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland oo Go,aan saday inuu iska casilo xilkii iyo Sababta

Taliyihii guud ee Ciidanka ilaa ladda Xeebaha Somaliland Ahmed Hurre Haariye ayaa haatan go, aan saday inuu iska casilo xilkaas sida ay ii xaqiiji yeen ila wareed-yo lagu kal soo naan karo waxaanay xoguhu intaasi ku darayaan in go, aanka Taliyuhu uu La xidhiidho Muuqaal Baraha bulshada aad loogu baahiyay Muuqaalkaasi oo ku saab sanaa Hab dhaqan dhex maraayay Taliyaha iyo ilaaladda gaarka ah ee Madaxwaynaha Wakhti lagu gudo jiray Soo dhoweyntii madaxweynaha ee Magaalada Berbera

24/03/2025

Subxanallah waa hooyooyin soomaaliyeed oo qaad cunaya inta ay qol isku balan sadeen 😱😱

07/03/2025

WAR DEG DEGA: imika ciidanka qaranka somaliland oo dagaal xoogan kula jira argagaxisada ssc

04/03/2025

Fadliga labada rakcadood ee ka horeeya salada subax

16/02/2025

Somaliland oo mida ina deeqa alfanan maame iyo cali saki

15/02/2025

Madaxweyne ciro oo imika gurigiisa soo galay

02/02/2025

WAR DEG DEGA: Dab xooggan ayaa ka kacay Suuqa Gobonnimo ee magaalada Hargeysa.

02/02/2025

Subxanallah waa macalin ardayadiisii laabta galiyay

24/01/2025

Ragii somalida haduu gurigoodii ba ay oo xaliimooyinkii gym u galeen😂😂

23/01/2025

Waa dadkii nuuse biixi xilka u balan qaaday oo riyadoodii imika xasuustay 😂😂

20/01/2025

Ninkeedii baa la guursaday kadibna in ay is cadayso ayay bilowday😂😂

17/01/2025

Ilahay dartii ku caawi hooyadan ilama heegii cadow ka haysto

17/01/2025

Imisa geela ka bixin lahayd inantan

14/01/2025

Imisa sano naaska hooyada jaqday adigu
Comment noogu reeb hooyo macan

13/01/2025

Nin reer miiya iyo naag caqli ciyaala marka ay is guursadaan waa sidan oo kale 😆 😂

11/01/2025

Subxanallah hablahan soomiliyeed waxa ay samaynayaan eeg bal

Adresse

Hamburg

Telefon

+252636611555

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Warside media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Warside media senden:

Teilen