Qalbi Taajir Media

Qalbi Taajir Media Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Qalbi Taajir Media, Nachrichten- und Medienseite, Heilbronn.

13/08/2025

“Dhul dowladdu ilowday oo mogdisho ku yaalo hadii aad soo heshid waa deal fiican 💼😏”

---

Wefti ka socda dawladda Soomaaliya ayaa ka mid noqday Weftiyada ka qayb galaya shirka Horumarinta waddamada aan Badda la...
05/08/2025

Wefti ka socda dawladda Soomaaliya ayaa ka mid noqday Weftiyada ka qayb galaya shirka Horumarinta waddamada aan Badda lahayn ee ka dhacaya magaalada Awaza ee dalka Turkmenistan.

Ilaa hadda lama garanayo sababta ay Soomaaliya uga qayb gashay shirkan loo qabtay waddamada aan Badda lahayn

Qalbi tajir Media

Adresse

Heilbronn
74074

Telefon

+491777565398

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Qalbi Taajir Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen