UR • Aliwaash

UR • Aliwaash Online Marketing & Business Resource site.

20/07/2025

(SOL) coin wuxuu sameeyay dhaqaaq wanaagsan oo sare dhanka suuqa ah, taasoo farxad u keentay Maal-gashadayaal badan in-aay ku-farxaan

28/06/2025

Waraarka Suuqa crypto update-kii ugu dambeeyay

21/06/2025

IIBSO 2-dan Coin ee kala ah Threshold (T) & Arbitrum (ARB) walaal sabaabtana waan kula wadaagayaa.

Waxaan kula wadaagayaa mid ka mid ah coin-ka waayo qoraalka inagu dheeraanaya haddaba coin-ka Threshold baan 10 Sababood oo muhiim ah baan kula wadaagayaa oo ay tahay in aad iibsato

1• Teknoolojiyada Casri ah oo Qarsoodi ah

Threshold waxay bixisaa adeegyo sirta xogta ah sida: proxy re-encryption, threshold signature, iyo distributed key generation-kuwaas oo muhiim ah barnaamijyada blockchain-ka ee casriga ah,

2• tBTC: Brigade u dhexeeya Bitcoin & DeFi

Threshold waxay leedahay tBTC taasoo Bitcoin si qarsoodi ah ugu keenta DeFi (ama ahan wrapped BTC caadi ah), iyadoo aan lagu tiirsaneeyn ha’ad dhexe.

3 • Fursado Dakhli & Isticmaal Balaadhan

Token-T waxaa lagu stake-gareyn karaa si aad hesho abaalmarin ama waxad gali kartaa coverage pools si aad dakhli joogto ah u hesho.

4• Xuquuqda Maamulka (Governance)

Threshold T waa governance token waxaad codsan kartaa dooran kartaa, oo aad qaadan kartaa go’aanno muhiim ah oo ku saabsan hormarka shabakadda,

5• Suuqa Firfircoon & liquidity Sare

Qiyaastii 150% ee saamiga ganacsiga (Volume) ilaa market cap ayaa laga diiwaan geliyay tani waxay muujinaysaa in dad badan ay daneynayaan T token.

6• Soo-Saar Joogto ah ( Supply Xadidan)

Tirada ugu badan ee T token waa 10 billyan. Looma sameeyo “burning” si uu u yaraado, taasoo kordhin karta qiimaha mustaqbalka haddii baahidu kordho.

7• Bulsho Wanaagsan & Isku-darka Kooxaha

Threshold wuxuu ka yimid isku darkii keep iyo NuCypher (2022), iyadoo la adeegsaday hab dimuqraadi ah (DAO vote). Bulshadiisu waa mid Firfircoon oo taageere leh.

8• Qiime koror xoogan

Bishii Abriil 2025, qiimaha T wuxuu hoos ugu dhacay $0.0117 wuxuu kor u booday ilaa $0.019 taasoo calaamad u ah isbeddel togan iyo suurtagaalnimada koror kale.

9• Isdhexgalka DeFi iyo Ethereum Layer-2

Threshold wuxuu ku xiran yahay Curve, Balancer, iyo Ethereum layer-2 protocol-tani waxay muujinaysaa in Teknoolojiyadu la jaanqaadayso barnaamijyada kale ee blockchain-ka

10• Bulsho Jacayl leh & Hormar Joogto ah Dad badan oo Isticmaala ayaa tilmaamay sida tBTC uu u yahay bridge-kii ugu horreeyay ee run ahaantii decentralized ah oo dhexeeya BTC iyo DeFi.

Qiimaha uu iminka maraayo waa $0.01781 Threshold T Taariikhdu waa 21.06.2025

08/06/2025

Waraarka Suuqa Cryptocurrency|| Update-ka ugu dambeeyay,

Muhiim|| waxay noqon kartaa wax wanaagsan in aad hayso crypto muddo dheer, gaar ahaan haddii aad doorato coin tayo leh oo leh mashruuc dhisan. Laakiin waxay u baahan tahay sabir, cilmi baaris.

31/05/2025

Waraarka suuqa crypto|| update-kii igu dambeeyay:

Suuqa crypto-ga waa suuq dijitaal ah oo lagu Kala iibsado lacagaha loo yaqaan “cryptocurrency” sida Bitcoin, Ethereum, iyo kuwa kale oo badan.

Lacagahan ma aha kuwo muuqda sida shilinka ama doollarka, balse waa lacag elektaroonik ah oo ku saleysan tiknoolojiyadda blockchain.

🧡🧡✌️
18/05/2025

🧡🧡✌️

16/05/2025

Waraarka Suuqa Crypto|| Updates kii ugu dambeeyay iyo coin-ka aan isleeyahay waad ka faidi doontaan

12/05/2025

Waraarka Suuqa Crypto|| last update-kii ugu dambeeyay, bitcoin oo gaadhay 103,000

03/05/2025

Waraarka Suuqa Crypto|| update-kii ugu dambeeyay iyo xiliga ugu wanaagsan ee aad buy iyo sell

Bora ni njoh maisha mafupi ni siku’  Jumma Mubarak Walaalayaal 🇰🇪🧡✌️
02/05/2025

Bora ni njoh maisha mafupi ni siku’ Jumma Mubarak Walaalayaal 🇰🇪🧡✌️

01/05/2025

Muuqaalka Maanta|| Qaabka loo iibiyo Coin-ka (Sell) dhanka App-ka binance adiga oo isticmaalaya

01/05/2025

Waa haddii aad dhankan facebook iga waaydo waxaad iga heli kartaa dhanka YouTube Aliwaash

Adresse

Kronach

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von UR • Aliwaash erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie