Garaad Mohamed Deeq

Garaad Mohamed Deeq Wiixii Xog Ah Nagala Soo Xiidhiidh Whtsabka +4915210180649
(1)

29/10/2025

DEG DEG: HAWSHA KA TAGAN BANKA WAJAALE

29/10/2025

Deg Deg Sadex Nin oo Malatariga ah Ayaa Shalay Laga Aftuubtay Jeeda H**e ee Salinta Maamulka Oday Ina Cirrona Wali K**a Hadal Bal Aan Indhaha Ku Hayno Cajiib 👀

29/10/2025

Muhiim Waxa Ah In Labada Xusbi Mucaradd Doorashada Golayaasha ee Soo Socotaa uu Diyaar Garooban Sii Ay Maayirada Iyo Shirgdoonka Golaha Wakiiladda uu Qabsadan Qodobka Ayaa Muhiim Ah

27/10/2025
Waa tan cadaynta ama “communique” lagu warejiyey Hawada Somaliland,👍Gud:   Cali X Xasan ma Saxiixin Gud:   Hashina Ma sa...
27/10/2025

Waa tan cadaynta ama “communique” lagu warejiyey Hawada Somaliland,👍

Gud: Cali X Xasan ma Saxiixin
Gud: Hashina Ma saxiixin.💯✅

Lakiin Waxaa Saxiixay Mohamed BIIXI Yoonis oo markaa ahaa Wasiirka Arimaha Dibada.👍👇👇👇Qac Kale 😂

26/10/2025

Deg Deg Caawa Caawa Meeshii Laascanood Inqalab Ayaa Ka Socoda Indhaha Ku Haya 👀

26/10/2025

Reer Kulmiye Hadda Ayaad Moodaa Inay Wax Soo Fahamayn Wali Kulmiye Ragg Caaqli Ahan Shaqanaya Ayaa Ku Hadhay Cajiib

26/10/2025

Reer Kulmiye Halkay Diyaar Garoobi Lahayn Dawladda iyo Kaah Ayay Dhex Ordayan Kuwana Jahadii Waa Ka Luntay 😅😅😅

25/10/2025

WAAR BEESHA HBR YOONIS SAWTII SHALAY DADKA WACAN AHAYD MAXAA SIIDASOO DHAN UU BEDELAY ADUUN WALALAYAAL BAL AAD HAW MAYDHMINA WAA LA NOOLANE 😅

25/10/2025

Hadda hawshu Waxay uu dhaxaysa Team Cirro iyo team Xaashi Team Anigu Ma Oromo Ayaan Ahay Xagay Jiran 😅Anigu Garaad Ahan 3 Team Midna Ma ihi hadda

Ninkaasi wasiir Wayn Ayuu Madaxwayne Somaliland Siiyey Dhowaana Hargaysa Ka eeg Siidaa Xogta Wayni Sheegayso Magaciisu W...
24/10/2025

Ninkaasi wasiir Wayn Ayuu Madaxwayne Somaliland Siiyey Dhowaana Hargaysa Ka eeg Siidaa Xogta Wayni Sheegayso

Magaciisu Waa Abwaanka

Adresse

55129
Mainz
55129

Telefon

+905540281506

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Garaad Mohamed Deeq erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen