Saxansaxo pro

12/09/2022
Beer Lagu xanaaneeyo Jilaca oo Laga Furay Muqdiaho Iyo Halkii Xabo oo Lagu Kala Iibsanaayo 5 Dollar
24/07/2022

Beer Lagu xanaaneeyo Jilaca oo Laga Furay Muqdiaho Iyo Halkii Xabo oo Lagu Kala Iibsanaayo 5 Dollar

Wilkan yar waxaa uu magaciisa ku sheegay " Cali maslax jimcale; hooyadiisana Yaasmiin Abukar Huurshe. waxaa uu shegay in...
13/07/2022

Wilkan yar waxaa uu magaciisa ku sheegay " Cali maslax jimcale; hooyadiisana Yaasmiin Abukar Huurshe. waxaa uu shegay in uu ka soo luumay Gubta, Hada waxaa lagu hayaa Isbitalka Cubeyd oo ku yaala Stadium Mogadishu..

Kala xiriir numbarkan 0615486080

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo  kulan is xogwareysi ah la yeeshay Agaasi...
13/07/2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan is xogwareysi ah la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha ayaa dul istaagay sida ay shacabku u sugayaan tayeynta adeegyada ay u hayso dowladdu, ataas oo ay saldhig u tahay in si siman oo daacadnimo leh loogu adeego.

Orodyahanka Caanka ee Mo Farah, ayaa sheegay in magaciisa dhabta ah uu yahay Xuseen Cabdi Kaahin, balse uu sifo sharci d...
12/07/2022

Orodyahanka Caanka ee Mo Farah, ayaa sheegay in magaciisa dhabta ah uu yahay Xuseen Cabdi Kaahin, balse uu sifo sharci darro ah ku galay dalka UK isagoo la siiyay magac qof kale, wakhtigaas oo uu ahaa ilmo yar.

Magaca Maxamed Faarax ayaa laga soo xaday ilmo kale si loogu sameeyo Passport been ah, balse isaga magaciisa saxd ah ayaa ah Xuseen Cabdi Kaahin.

"Waxaan u badheedhay halis weyn si aan sheekadayda caalamka ugu sheego, waa sir aan qarinaayay ilaa waagii aan ilmaha yar ahaa. Runtu waxa weeye in aanan ahayn ka aad u maleynayso inaan ahay" ayuu yidhi Mo Farah.

Waxaan si naxariis leh idinkaga codsaneynaa in aad nala raadisaan ehelada Marxuumada sawirkeeda hoos idinkaga muuqdo oo ...
11/07/2022

Waxaan si naxariis leh idinkaga codsaneynaa in aad nala raadisaan ehelada Marxuumada sawirkeeda hoos idinkaga muuqdo oo iyadoo meyd ah la keenay Isbitaalka Madina, waxaana laga keenay Degmada Howlwadaag.

Fadlan sii faafi si aan uhelno Eheladeeda

Allaha unaxariisto.

Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamod oo booqday maanta Dekadda Casmara Ereteria  halkaas oo ay ciidamada Badda Somalia kusoo...
11/07/2022

Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamod oo booqday maanta Dekadda Casmara Ereteria halkaas oo ay ciidamada Badda Somalia kusoo bandhigeen dhuula tus!

Booliiska Soomaaliya oo sheegay in Lix saac habeenimo wixii ka dambeeya aysan socon karin Bajaaj Iyo Askari qori watana ...
11/07/2022

Booliiska Soomaaliya oo sheegay in Lix saac habeenimo wixii ka dambeeya aysan socon karin Bajaaj Iyo Askari qori watana Muqdisho.

Adresse

Munich

Telefon

+4915218466696

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Saxansaxo pro erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Saxansaxo pro senden:

Teilen