Tarabi media

Tarabi media Real SNM

Jumca Mubarak Ilaahay baryadiisa aynu badino dhalinyaro yaynaan ka caajisin nibigena kusaliya csw
20/08/2026

Jumca Mubarak

Ilaahay baryadiisa aynu badino dhalinyaro yaynaan ka caajisin nibigena kusaliya csw

19/08/2026

Waqooyi bari fara baas ayay inagu haysaa hadii Maanta ciidamadii ugoosanayaan…seemore

16/08/2026

Wasiir tan anigoo isaaqa dareemay ee wax kale lakaalay aynu dhulbahante usheegno

15/08/2026

Marxuumada waxaa loo diiday in oxygen loogu xidho inmaheedii yaraa……Seemore

15/08/2026

Sababta keentay hooyada cusbitaalka isku dishay…..seemore

Abwaan axmed saleebaan bidde intii aas qaran loo sameen lahaa hada intuu noolyahay caafimaad qaran haloo sameeyo oo dhak...
15/08/2026

Abwaan axmed saleebaan bidde intii aas qaran loo sameen lahaa hada intuu noolyahay caafimaad qaran haloo sameeyo oo dhakhtar fiican haloo doono

Ilaahay caafimaad sareeca ha siiyo adeerkay axmed saleebaan bidde

14/08/2026

Reer soomalia hakala saaraan soomalia iyo soomalinimada!

Horta reer koonfurku qofka muqdisho ka yimaada kaliya miyay soomaali uyaqaanaan Labadan nin waa soomali isku shaqo ah mi...
14/08/2026

Horta reer koonfurku qofka muqdisho ka yimaada kaliya miyay soomaali uyaqaanaan

Labadan nin waa soomali isku shaqo ah midna waay buunbuuniyeen midna umma oggolaba inuu soomaali yahay!

Hambalyo guur wacan sxbkay Abdisalam Brown iyo marwadiisa waxaan leeyahay wada noolaado nabad kuwaara
10/08/2026

Hambalyo guur wacan sxbkay Abdisalam Brown iyo marwadiisa waxaan leeyahay wada noolaado nabad kuwaara

Mariidkii cabanaayay shalay Maanta sow mabsuud maaha Mucaaradadu maaha kaliya dhaliil Mucaaridku waa inuu ka makhraati n...
04/08/2026

Mariidkii cabanaayay shalay
Maanta sow mabsuud maaha

Mucaaradadu maaha kaliya dhaliil
Mucaaridku waa inuu ka makhraati noqdaa maalmaha wanaagsan ee xukumada

Shacabkeena waxaan leeyhy waxaynu haysaana madax ina maqlaysa oo inoo dhaga nugul mucaarid & muxaafidba waana awooda aynu leenahay inaynu danteena umidoowno oo qabyaalada ka horaysiino waxa inaga inoo dan ah

Soomaliland guul Tigertarabi

Adresse

Rostock

Telefon

+4917675954535

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Tarabi media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Tarabi media senden:

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie