Ahmed sheikh

Ahmed sheikh waxaan soogudbin doonaa waxyaabo idin raaligalindoona
we together can create an impact pls jone me

War Horta Neefkan ma madaxweyne kuxigeenbaa!
30/03/2024

War Horta Neefkan ma madaxweyne kuxigeenbaa!

29/03/2024

Bari waxaa larajaynayaa inuu Ninwalba Gobolkiisa iimaansado Waa Kala dhaqaaqa Soomalia 😂rawaahu Deni wal farmaajo

Mr. Xoogsade waa nin Xamaali ah oo Subax kaste u xoogsi taga Suuqa. Isaga iyo Xaaskiisa Raaliyo waxay ku noolyihin nolol...
25/03/2024

Mr. Xoogsade waa nin Xamaali ah oo Subax kaste u xoogsi taga Suuqa. Isaga iyo Xaaskiisa Raaliyo waxay ku noolyihin nolol hoose, waxayna Noloshooda ku Maareeyaan Shilimaadka yar ee uu Maalinkaas Xamaaliga kasoo helo.

Subax ka mid ah subxaha ayaa isaga oo kasii tallaabaya iridka Guriga ayay xaaskiisu ku tiri: Gacaliye waxaan ubaahanahay Shanlo aan Timaha ku hagaajisto, ee fadlan Galabta horay iigusoo iibi markaad Suuqa kasoo rawaxeyso.

Wuxuu ku eegay il murugeysan, wuxuuna ku yiri: Gacaliso Shalayto Saacaddeyda waxaa ka go'ay Garka, waana heli waayay Lacag aan ku sameesto, waxaana ka baqanaya inaan heli waayo Lacag aan Shanlo kuugusoo iibiyo, balse waxba nagama hallaabayaan Insha Allah. Kadibna wuxuu ku baxay iridka.

Galabkii markuu kasoo rawaxayay Suuqa ayuu Saacaddiisii ku iibiyay Lacag yar, wuxuuna kusoo gaday Shanladii ay ka dalbatay marwadiisa Raaliyo.

Isaga oo Shanlihii Gacanta ku wada ayuuna kasoo galay Guriga, waxaysa Ishiisu qabatay Raaliyo oo Timihii gaabsatay. Midba kan kale ayuu il-naxariis leh ku eegay isaga oo ilmeynaya, k**a ooyin Nolasha adag oo ay ku jiraan, balse waxaa ka oohiyay Wanaagga ka dhexeeya iyo sida uu mid waliba uga shaqeynayo Rabitaanka kan kale.

Si loo helo Lammaane Farxad ku wada Nool, qasab ma aha in ay heystaan Lacag iyo Daaro dhaadheer; Kaliya waxay u baahantahay Lammaane fahamsan micnaha Nolosha, kuna wada jooga Is-faham, Is-ixtiraam, Tanaazul iyo Samir badan.

25/03/2024

Waxba ha umalaynin inuu kaafadlibadanyahay ama uukaaga dhawaan sha badanyahay Alle mid ka masjidka aan kakicin orod ooshaqayso salaadaadana Hadayicin Waa maalin jimcaa wuu dhawaaqayaa yaa waxbashay oo illaahay waxsiiyay buu leeyahay Dadku intaas wax bay bixinayaan Markuu Soogaba gabaysatay Yuu Mid miskiina Oo Da a istaagay oo Dhahay Muslimiineey icaawiya

Intuu ka xumaaday yuudhahay War baraka beelihiina Waakase yaa Waxsiin. Waa oday Da a oon ehel caawiyalahayn Waajibna kutahay Muslimiintu Daryeesho Siiba Masjidku Kaasoo kale Ilaahay kaagama Dhawa waana buux kuwaasoo kale inaan kudaba Tukano maaha Aadbaan Ooga cadhooday Arinkaas!

22/03/2024

Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha Naxariistii jano hasiiyo intii kudhimatay intii kudhaawacantayna Allaha Ha u boogadhayo Cid allaale iyo cidii Danbigaas Qayb Qaadatay Waxaan Rajaynayaa inay Cadaalada Wajahdo🥲

Sheekooyinkii Qiiro jabaanta yaa bilaabatay. Sababta hada Taxana loogadhigayo ee Aan Marhore looga sheekaynin  Waa soobi...
19/03/2024

Sheekooyinkii Qiiro jabaanta yaa bilaabatay. Sababta hada Taxana loogadhigayo ee Aan Marhore looga sheekaynin Waa soobixida cabdi iley xabsiga looga soo saaray cid waliba wayka dharagsantahay in xiligii cabdi Tacadiyo iyo Danbiyo badan aydheceen

Waxaan shaqsiyan Makhraati u ahaa oontaagna Meel lasoodhiay 17qof oo mid ay gabdhtahay oo mayda oo lagu Tumanayo intii walaba dharkiilagadhigay

Lkn Maanta Dhan Hadaan Baroor Wadno oo Aan kasheekayno Maxaa sookordhi oo Qaybsanaan Nac bulsho Aan ahayn

Wixii ku Qabsaday way kuqabsadeen Cabdi eenagu Nooma xidhnayn Danbiyo uu kagalay Deegaanka oo ma xidhnayn

Raga maanta Taliya oo Qoomiyad ahaan Ay ishayeen Yaa xidhay
waxayna uxidheen Danbiyo xasuuqleh Oromo laxasuuqay oo uu Qaybka ahaa yaaloohaystay iyagiibaana Siidaayay oo cafiyay

Waxaana Macquula kuwa kor ukaajo eetalaya Maanta Waa Oromo inayba kubadalaan Madaxweyne Musdhafe way Awoodaan ileen iyagaa Nookeenaye fartaydoonaan bay Qorayaan niman kaan Oromo

Waliba nin kaan Abiye cid saadaalinkarta siyaasadiisa majirto Waa Qaab Nooc Wareer ah kii Shalay uulasocday Maanta Isma ARKi Karaan Nin lasaadaalinkaro maaha waxuu samaynayo Marka Reer isaaqoow Bahasha kadaaya halkaas hagaadhsiinina Baroorta joojiya Doontu Masugna socodkeedee Cadaawad cusub hasamaysanina Kii imaadaba Adeerkiin Hanoqdo intii Ilaahay umadan Qofkii xoraynlahaa siyaasadooda iyo Qiyamkoodaba ka keenayo!

Lagend kii soo noqoy isagoo isagoo afka oromada soobartay  in jirtu faaya qabtaa
14/03/2024

Lagend kii soo noqoy isagoo isagoo afka oromada soobartay in jirtu faaya qabtaa

ilahay ha unaxariisto oo janatulafaraduuso hakawaraabiyo hooyo xayiibo samir iyo iimaana hadagawadasiiyo walalyaal Badri...
14/03/2024

ilahay ha unaxariisto oo janatulafaraduuso hakawaraabiyo hooyo xayiibo samir iyo iimaana hadagawadasiiyo walalyaal Badridiin Sheikh Mahamed iyo Shamsudiin Sheekh Mohamed iyo dhamaa ehelaka iyo qaraabadaba aaamiiin aaaaamiiin aaaamiiin

11/03/2024

Maanta macid waxcunaysaa jirta Anagu waan soomanahay?

Ramadan KariimDhamaan muslimiinta  Ehelka iyo Dhamaan Dadka somaaliyeed  waxaan idinku Hanbalyay nayaa  Bilashada bisha ...
11/03/2024

Ramadan Kariim
Dhamaan muslimiinta Ehelka iyo Dhamaan Dadka somaaliyeed waxaan idinku Hanbalyay nayaa Bilashada bisha barakaysan ee Ramadan Bisha khayrka Wada noolaanshaha iska warqabka Nabada iyo Naxariista
Bishan waxay Astaan Utahay Naxariista Kawarqabka Dadka jilicsan kuwa xanuunsan iyo kuwa Danyarta masaakiinta iyo Agoonta.

Ganacasatada kuwa Ilaahay waxsiiyay eeladan kuwa jaangooya sixirka Suuqa Maadama Aysan jirin Dawlad Jaangoysa sixirka oo lasocota dhaqdhaqaaqa ganacsiga Waxaad Ooga faa iidaysankartaa Bishan ramaadan inaad unaxariisataan Dadkiina Aan Awoodin sixirka suuqa Awoodin Afurka Ilaahay ha Ina waafajiyo khayrka iyo camaasha wanaagsan ee ayleedahay basha Ramadan. ☪️

06/03/2024

Qofba Qofkuu kagaabanyahay ka kibir badan Dadka gaagaaban Waa kibir badanyihiin iyo isjooxaadhis sababtu maxatahay?

Waa laxumay Danbiilaha Lkn Maxk**adu waxay daba dhigtay fursad racfaan oo micneheedu yay marki afka Reer Xamarka lagushe...
06/03/2024

Waa laxumay Danbiilaha Lkn Maxk**adu waxay daba dhigtay fursad racfaan oo micneheedu yay marki afka Reer Xamarka lagusheego iga qalee aboow Ani goofkayga Saana looga xukumay lkn wali fursadaa haysataa

Address


Telephone

+4915219211532

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed sheikh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed sheikh:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share