Abdirahman Ahmed Ga'al

Abdirahman Ahmed Ga'al Wararka aan halkaan ku baahiyo waa mid ani ii gaar ah

14/11/2025

Shiribka Caawa.

Muun-gaab Hogaan ka maamul roon

Matalimaayo muqdisho.

12/11/2025

General Muun-gaab✌️

12/11/2025

Madaale asaa horay u yiri qofkii JSP kubiira maanta bari ama Shalay kusoo biiray Xisbiga waa u simanyihiin.

12/11/2025
11/11/2025

Muqdisho iyo Muun-gaab💥

11/11/2025

:- Xisbiga JSP oo Guddomiye Muungaab u doortay Musharaxa xisbiga ee Gobolka Banaadir.

DEG DEG:- Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka ee uu hogaamiyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
11/11/2025

DEG DEG:- Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka ee uu hogaamiyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow ku dhawaaqay in Murashaxa Xisbiga ee Gobolka Banaadir uu yahay Dr Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo hadda ah Guddoomiyaha Gobolka iyo Duqa Muqdisho.

Arrintaan ayaa soo afjartay su’aashii ka taagneed qofka Murashax u ah Xisbiga, waxaana muuqata in Duqa Muqdisho uu la yimid qorshe uu ku kasbaday Taageerayaasha Xisbiga iyo Shacabka Muqdisho kadib shaqooyinkii uu qabtay mudada kooban ee uu xafiiska joogo.

11/11/2025

Agaasime Abdirahiin Ahmed oo maanta booqday Xarumaha isdiiwaangalinta ee doorashada Qof iyo Cod ee degmada warsheekh.

😂🫣
11/11/2025

😂🫣

10/11/2025

Hey'adda maareynta hadaan laga gaarin magaceda wuxuu isku badali doonaa Gadiid diini family😂

10/11/2025

Hey'adda Mareynta iyo Masiibooyinka qaranka ayaa labadii bil ee lasoo dhafay aan bixin wax mushaar Shaqaalihii hey'adda ayaana ka cabanyo in lacagahaas hogaanka hey'adda ay ku maqanthy.

ila xog ogaal ayaa nala wadagay in Shaqaalah kaliya ee lacagta ka qaata hey'adda ay yihiin kuwa qaraabada la ah gudoomiyaha hey'adda gaar ahaan lafta uu ka dhashay ee Gadiid diini.

Address

Mogadishu

Telephone

+252617477632

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Ahmed Ga'al posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share