Toorabora News

  • Home
  • Toorabora News

Toorabora News Trying to share interesting facts about our planet 🌏
(1)

27/06/2026

Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Eng. Ahmed Jama Bare oo Si Heer Sare ah Loogu Soo Dhaweeyay UK.

Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Jamhuuriyadda Somaliland, Eng. Ahmed Jama Bare, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka Boqortooyada UK.

Soo dhoweynta ayaa waxaa ka qayb galay Safiirka Somaliland ee UK, Boqor Cismaan Aw Maxamuud, salaadiin, madax-dhaqameed, siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale oo tiro badan.

Munaasabadda ayaa ahayd mid si weyn loo soo agaasimay, iyadoo ay ka muuqatay soo dhoweyn diirran iyo maamuus heer sare ah oo loo muujiyay Wasiirka iyo wafdigiisa markii ay soo gadheen UK.

22/06/2026

Waxa jira koox yar-yar u badan oo lagu naanayso “Anaa W*sa”, kuwaas oo ka soo jeeda degmada Lughaya ee gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Lughaya. Waa dhalinyaro dagaalku ku cusub yahay oo aan baqdin ku jirin marka ay joogaan furimaha dagaalka.

Marka lagu yidhaahdo joogsada ama dhufayska ka gala xabbada, waxay kuugu jawaabayaan “Anaa W*sa”, mana aha kuwo xabadda ka joogsanaya. Sidaa darteed, inkasta oo ay qabin tababar ciidan oo fiican balse waa koox u hamuum qaba dagaalka, waana sababta loogu bixiyey kooxda Lughaya ee “Anaa W*sa.”

Marar qaar meesha ayey baas ku furayaan, ka dibna dhufayska ayayba ugu daataan qolyaha Ciisaha ee Itoobiya laga keeno badankood, sida marar badan dhacday way eryadaan oo k**a hadhaan.

Haddaba, muuqaalkani wuxuu i xasuusiyey sheekadaasi markii aan arkay sida uu ninkaasi qiriga baas ugu furay ee keebka u xajiyey, dadkiina ulayn gaadhay dadkii meesha marayay si aan ku talo-gal ahayn.

Fiiro gaar ah: Naanaystan waxaa bixiyey Abdi Aadan Gaafane, oo ah mid ka mid ah dagaalyahannada Beesha Bahabar Muuse, kaddib markii uu la yaabay dhiirranaantooda xiliga dagaalka, iyo erayga yar ee qalloocan ee ay badankoodu adeegsadaan.

Yaa uga shikisan tahay in uu ka mid yahay kooxdaas😁?

Source: Toorabora News

12/06/2026

We proud to you Mr Omer Artan.

Keep going

Ninkaasi Xil. Ahmed Hussein waa Il duufay siyaasadna ma yaqaano wuxuuna tolkii usoo raacay raggii xabadu ka dhaxaysay oo...
09/06/2026

Ninkaasi Xil. Ahmed Hussein waa Il duufay siyaasadna ma yaqaano wuxuuna tolkii usoo raacay raggii xabadu ka dhaxaysay oo waliba si liidnimo hadalo xunxun agtiisa ka yidhi.

Ninka isagoo xil hayn waxba agtiisa loogu qarin waayay miyaa wax usoo wada Lughaya?

16/05/2026

Dhalinyarada Beesha Balaadhan ee Reer Mohamed waa dhalinyer ilbax ah oo reer magaal ah, kulankaasi iyaga iyo wasiir Eng Ahmed Rage waxa uu cadayn u yahay in tolnimada tahay lama taabtaan.

Dugsiga H.DH ee Lughaga
10/05/2026

Dugsiga H.DH ee Lughaga

01/05/2026

Dagaalkii waxaanu u wareejinay xagaa Ethiopia oo markii h**e ka yimid.

😃

01/05/2026

Nimankii Beesha ciise ee soo duulay waxa ay ka yaaban yihiin xisaabtii Ethiopia lagaga so sheeqayay ee D. Lughaya.
Magac u bixi xisaabtas.

01/05/2026

Xaalada G. Awdal bal qiyaas 5 sano ka dib.

29/04/2026

Kan labada Reer bu kolba mid laxanka u saara waxiibu fahamsanyahay(views).

Arinkana waanu ka dhabayn doona waliba buug ay gabdh kali ahi wadato ayaa la idin jiidhsiin doona iyagfoo lawada ogaa Beesha Gadabuursi ay diiday buugiinii aad waxwelba u samayseen😃

Address


57635

Telephone

07017513854

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toorabora News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share