HOPE TV

HOPE TV Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von HOPE TV, Fernsehsender, Worms, Worms.

HOPE TV 📺 , Waa Warbaahin Madaxbanaan oo ka hawl gasha Dalka iyo Dibada ku dhiibo fikirkaaga Siyaasiga ah Doodaha, adigoo cid u gafayn kuna xayasiiso Ganacsigaga
Mahadsanid

Admin
HOPE TV

02/05/2026

Daawo:Isbadalka Muuqda ee Ciidanka Xoogga Dalka Somaaliyeed.

𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆𝐃𝐄𝐆: xiriirka Kubada Cagta Puntland Ayaa nidaam hor leh kusoo daray Koobka Casumadaha Puntland si loo ilaaliyo Ni...
02/05/2026

𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆𝐃𝐄𝐆: xiriirka Kubada Cagta Puntland Ayaa nidaam hor leh kusoo daray Koobka Casumadaha Puntland si loo ilaaliyo Nidaamka Wakhtiga kulamada koobkaani.

Xalfada Furitanka Garoonka Shuhaadada iyo xalfada koobka ayaa si wada jir ah Habeen dambe Uga dhici doonto Garoonka dhexdiisa waxana ka Soo qayb gali doona oo si rasmi ah u xarig jari Doona Madaxawaynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni

Sido kale xalfadan kulmisay labadan Furitaan Waxaa ku Casuman Fanaanka Wayn ee Dayax Dalnuurshe,Fanaaniinta kala duwan ee reer Puntland iyo Bahda Saxaafada oo wada Jira Sidoo Kake Xulalka iyo dhaamn martida Koobka ayaa ku Casuman Xafladan Qiimaha badan.

Tani waxay ka saacidaysa in Ciyaarta malinta xigta Wakhtigeeda ay bilaaban doonto aan loo bahanayn In dib u dhac ku yimaado wakhtiga kulanka sidoo kale Duhurki oo jawi kulyl aan tageeryasha lagu tacadin.

"wan bogadinayaa bahda howl wadayaasha koonka Casumadaha Puntland si qorahaha aad u wadaan waa mid ana horay loo arkin waxan rajaynaya in Horumarka Sportska Puntland halkaas iyo Meel ka sarayso aad Garsisaan" Sidaasi waxaa Yiri Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Puntland Ustaad Abdihakim Xaynwade .

HOPE TV

Xildhibaan Abdulgani Farah Dhashane "Xisbiga haybad qaran iyo Nabad&Nolol see la tahay bixitaanka lafta Gareen".
30/03/2026

Xildhibaan Abdulgani Farah Dhashane "Xisbiga haybad qaran iyo Nabad&Nolol see la tahay bixitaanka lafta Gareen".

30/03/2026

Daawo:Wasiir h**e Xaniifa Xaabsade ayaa Shacabka Baydhabo ugu baaqday inay soo Dhaweeyaan ciidamada ammaanka, isla markaana Ay taageeraan nidaamka dowladda.

30/03/2026

DAAWO:Sida dadweynaha Baydhabo u soo Dhoweeyeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Maanta Baydhabo galay.

30/03/2026

Daawo:Amb Ilyaas "Hadii ay jiran dad guryaha ku Dhuumanaya oo qorya heysta Ciidanka ha isku Doo dhiibaan Cafis Baa loo fidinayaa"..

30/03/2026

Baydhabo oo lagu kala Baxay iyo Soo Dhawaynta Madaxda iyo Ciidamada DFS

29/03/2026

DEG-DEG:-siyaasi Maxamuud Shiddo oo si wayn u dhaliilay madaxweyne Deni

29/03/2026

Daawo:Wakaalada Horumarinta Biyaha Puntland "Puntland waxay Horumar Muuqda ka Samaysay Dhanka Biyaha waxaana Puntland laga Qoday Ceelkii ugu Gunta Dheeraa Soomaaliya sidoo Kalana waxaan Samaynay Biyo Xireeno kala Duwan"

Maareeye Mohamed ayaa hadalkan ka jeediyay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha Aduunka Oo Garoowe lagu qabtay .

29/03/2026

Wararka Roobka:Degsijmadda Jalam oo ka tirsan Degmada Buurtinle ee Gobalka Nugaal ayaa ka Mid ah Deegaanada Maanta Roobsaday Deeqdii Allahna u Timid.

Adresse

Worms
Worms

Telefon

+4917657746833

Webseite

http://www.hopetv.com/

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von HOPE TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie