Dabar Adaweh

Dabar Adaweh DBR

*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli...
14/03/2025

*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +25377662557

01/03/2025

Waxaan dhamaan muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa dhalashada bisha ramadaan.

Wa.me/+251976861311: Waxaan kuu hayaa fursad qaali ah oo badaleysa noloshaada; kuna abuuri karto dhaqale💰💲💱 wanagsan - m...
03/12/2024

Wa.me/+251976861311
: Waxaan kuu hayaa fursad qaali ah oo badaleysa noloshaada; kuna abuuri karto dhaqale💰💲💱 wanagsan - ma ahan fursad aad maalmo kooban dab ka shidan karto oo kaliya ee waa fursad aad hantiile ku noqon karto.
Waan ogahay inaad isweydiin karto SU'AALAHAAN

Muxuu kuugu sheegayaa adiga? Sow ma jirto cid kaaga sokeysa oo uu la wadaagi karo.

HAA HAAA WAA AY JIRAAN, BALSE KAAMA MUDNA, SABABTOO AH DHAGAXYADA DAHABKA AH WAXAA KA SOKEEYA DHOOBO AMA QASHIN
SIDAAS DARTEED MA OGI INAAD DAHABKII TAHAY AMA DHOOBADII KA SOKEYSAY.

SUALAHA KALE EE AAD ISWEYDIIN KARTO:-
waa Maxay danta ugu jirta in uu fursadaan kula wadaago.
WAA RUNTAA QOFNA DAN LA'AN HOWL UMA QABTO,BALSE FURSADAN WAA INOO WADA DAN.
KUMA KHASAARI DOONTID INAAD KU FAAIDO MOOYAANE.

HADAAD DANEYNAYSO INAAD OGAATO FURSADAN SI AAD UGA FAAIDEYSATO WAXAA MUHIIM AH INAAD II SHEEGTO INAAD DIYAAR U TAHAY LAWADAAGISTA FURSADAAN.

1- HAA ILA WADAAG
2- MAHADSANID WALAAL.
Igalasoo xiriir hadii aad daneyneysid,, WhatsApp numberkaan
Wa.me/+251976861311 ♡si aan kula xiriiyo 💽●●●●haye wall jiifka badan ma fiicnee waqtigaga kafaiideyso walhi waxaad ku jirtaa maalmihii noloshaada ugu firaaqada ficneed waana waqtigii aad noloshaada go,aamin laheyd inaad waxsoo saar bilowdid isku day

01/11/2024

Dadaalka guusha dhala
Dhibtana waa laga baxa
Dhab weyaan waxan ku
Dhahay

28/10/2024

Wa.me/+251976861311
: Waxaan kuu hayaa fursad qaali ah oo badaleysa noloshaada; kuna abuuri karto dhaqale💰💲💱 wanagsan - ma ahan fursad aad maalmo kooban dab ka shidan karto oo kaliya ee waa fursad aad hantiile ku noqon karto.
Waan ogahay inaad isweydiin karto SU'AALAHAAN

Muxuu kuugu sheegayaa adiga? Sow ma jirto cid kaaga sokeysa oo uu la wadaagi karo.

HAA HAAA WAA AY JIRAAN, BALSE KAAMA MUDNA, SABABTOO AH DHAGAXYADA DAHABKA AH WAXAA KA SOKEEYA DHOOBO AMA QASHIN
SIDAAS DARTEED MA OGI INAAD DAHABKII TAHAY AMA DHOOBADII KA SOKEYSAY.

SUALAHA KALE EE AAD ISWEYDIIN KARTO:-
waa Maxay danta ugu jirta in uu fursadaan kula wadaago.
WAA RUNTAA QOFNA DAN LA'AN HOWL UMA QABTO,BALSE FURSADAN WAA INOO WADA DAN.
KUMA KHASAARI DOONTID INAAD KU FAAIDO MOOYAANE.

HADAAD DANEYNAYSO INAAD OGAATO FURSADAN SI AAD UGA FAAIDEYSATO WAXAA MUHIIM AH INAAD II SHEEGTO INAAD DIYAAR U TAHAY LAWADAAGISTA FURSADAAN.

1- HAA ILA WADAAG
2- MAHADSANID WALAAL.
Igalasoo xiriir hadii aad daneyneysid,, WhatsApp https://chat.whatsapp.com
DfPnLiVGVBm97PNGhRZTKh ♡si aan kula xiriiyo 💽●●●●haye wall jiifka badan ma fiicnee waqtigaga kafaiideyso walhi waxaad ku jirtaa maalmihii noloshaada ugu firaaqada ficneed waana waqtigii aad noloshaada go,aamin laheyd inaad waxsoo saar bilowdid isku day

🚨 GOLAZOOOOOO!!  VINICIUS JRR 4--2Come back is complete😭🤍Sāãmi Yaré ✍️
22/10/2024

🚨 GOLAZOOOOOO!! VINICIUS JRR 4--2

Come back is complete😭🤍

Sāãmi Yaré ✍️

22/10/2024
22/10/2024

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Omar Ali, Hawa Edabsan

16/10/2024

Qasido cusub lagu so bandhigaay siyaradi shekh cise codadku koxdi haldoor iyo erayadi abwaan qumane muuse

15/10/2024

FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay nagala so xidhiidh wa.me/+25377662557

Waa yaab SRTV maa meel.kala laga leyahay mayna ahayn warbahinti degaanka soomalida maxay tahay soo qadashada VOA warkay ...
18/09/2024

Waa yaab SRTV maa meel.kala laga leyahay mayna ahayn warbahinti degaanka soomalida maxay tahay soo qadashada VOA warkay qadatay iyaadase maxa uu didaay inaay waraysi laa yeelato hogaanka laa joogo
K*k Xafada wixi ka dhacay dibada ka wartoon waa tan oo kale

Dhulkeennu waa hodan, khayraadka ku jirana waxaan bulshadeenna uga faa,iidayn karraa marka la helo xasilooni siyaasadeed...
28/08/2024

Dhulkeennu waa hodan, khayraadka ku jirana waxaan bulshadeenna uga faa,iidayn karraa marka la helo xasilooni siyaasadeed, amni, iyo hogaamin isu xilqaanta awoodna u leh inay khayraadka ka faa,iidaysto.
6 Sano ayaa lagu guulaystay in aan hello amni iyo xasilooni siyaasadeed, lana helay hogaamin aan iyada isu mashquulsanayn, oo ka shaqaynaysa dhayidda gardaadintii siyaasadeed ee inaga soo xumaatay.

Bulshadu in ay qalbiga ka noolaato hesho xorriyad maskaxeed iyo hogaamin ku dhiirinaysa tubta nolosha habboon waxay keeni in ay abuurmaan fursado badan oo looga faa,iidaysan karo khayraadkeenna.

Hantii layaasha ku mashquulsan soo galinta contraband ga iyo raashimaadka tayo ahaan liita keeni-hayana caafimaad darrada inay hoos u eegaan khayraadkeenna caydhiin oo qayb ay ka noqdaan sidii ay uga faa,iidaysan lahaayeen ayaa looga baahan yahay.

Raashinka ugu badan ee soomaalidu isticmaasho waa bariis kaas oo inooga yimaadda dibadda 100% laakiin haddaan is xilqaanno waxaan ka soo saaran karraa dhulkeenna.

((Gacmo wadajir bay guul ku dhalin karaan)).

W.Q Dayib Ahmed

Adresse

Digri

Téléphone

+25377544201

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Dabar Adaweh publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Dabar Adaweh:

Partager

Type