XEER SHOW

XEER SHOW DBR

07/03/2026

Dorashadi midowga africa iyo guushi uu so hoyatay Djibouti

KALSONIIDU CIIYARMAHAdagaal midkan kaxiiso iyo miisaan culus ma Arkin . Dagaalkaan caawa socda wuxuu kaxiiso badan yahay...
28/02/2026

KALSONIIDU CIIYARMAHA

dagaal midkan kaxiiso iyo miisaan culus ma Arkin . Dagaalkaan caawa socda wuxuu kaxiiso badan yahay midkii , iyo kan . Sabab? Iran waxay ladagaalameysaa toban dal. Waxay gantaalo la beegsatay magaalooyin waa weyn sida iyo Riyadh. Waxay gantaal la dhacday saldhig Mareykan. Waxay duqeeysay Baxrain_Jordan_IsraIl iyo Mareykan. Waxay xirtay marinka Hormuz. Ayadana madax sare ayaa laga dilay walina way soo taagantahay. Waa yaab.

xiilii Bishii Barakaysnayda In Dhulku Islamku Holco Wanasib daro

W.Q Muuse haji

Sheeg ??????
24/02/2026

Sheeg ??????

20/02/2026

abwaan kamil
gabay uu tiriyay aboo geelle

Maadaama bisha barakeysan inoo bilaabatay waxaad meel walbo ku arkaysaa timirta oo qaali noqotay laakiin waxaa jirta fik...
18/02/2026

Maadaama bisha barakeysan inoo bilaabatay waxaad meel walbo ku arkaysaa timirta oo qaali noqotay laakiin waxaa jirta fikrad aysan dad badan ogeyn.

Markaad timir soo gadatid oo aad cuntid lafaha ha tuurin ee waxaad ku riddaaa dhalo kadibna biyo ku shub oo kulul xogaa cusbo ah/milix ku dar

Kadibna duhurkii markay qoraxda kulushahay Soo saar oo banaanka dhig illaaa ay ka qalasho haddii aad awoodid ku dar saliid Zeytuun ama saliida sisinta ama macsaro qof walbo waxa uu heli karo,aad waxaa u wanagsan biyaha ubaxa in lagu daro laakiin qasab maah

Ayadoo sidaas u xiran oo afka ka xiran habeenkii gali qaboojiyaha haku jirto habeenkii oo dhan

Subixii markii la gaaro iska tuur sababtoo ah waxba kuuma tareyso

Caaydana ma banaana iska ogoow waa bil Ramadaan

09/02/2026
HEESTA  AYSHACA KOOXDA HALDOOR GR👇👇👇👇
01/02/2026

HEESTA AYSHACA
KOOXDA HALDOOR GR
👇👇👇👇

Hees cusub oo layidhahdoCaylaweyn Abwaan qumane muuseCabdileh iyo laxinkii nuurdaalac iyo musiigi omar wabari xirsi iyo kooxdii haldoor

31/01/2026

Muuqaal: Soo dhawayntii madaxda geeska Afrika ee .

Ismail Omar Guelleh
Abiy Ahmed Ali
Hassan Sheikh Mohamud

16/01/2026

Abwaan qumane muuse
12/01/2026
Gabaygii kaa,Aqmali mayno

Adresse

Digri

Téléphone

+25377544201

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque XEER SHOW publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à XEER SHOW:

Partager

Type