30/04/2022
😁😁 Somali ayaa laga helaa youtuber nuucaan ah ninkaan waxa uu leeyahay waala i dilay malinkii h**e
Hadana waxa uu maalinkii 2aad soo duubay muuqaal uu ku sheegay in uu aarsaday
balse waxa uu iloobay in faashada uusan ku dhajin meeshii uu habeenkii h**e ku dhajiyay 😁😁